Page 2 of 3
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 1:56 pm
by Naaima
Salam alaikum
Kambuliyeey, waxaa waxa igaga daran, hadiyada aad arooska geynayso. Waxan aqaan jiray being a thoughtful gift giver and being by the bride's side when she gets married and not about expensive gifts...i think anyone would have a hard time showing up at a wedding empty handed but most people would probably say you have spent enough and you being in her wedding is gift enough...lakinse now days reerka arooska's qaba their close friends or the wedding planner ayaa ku soo wacaya kugu oranayo "heeblaayo sat dahab ayee keenaysaa, hibel jijimo, reer hibel suun, hiblaayo" ee adiga meesha iska soo giiji which means "eedo meesha ha isku soo cebeen hada dahab keenayn". Arooska ugu danbeeyay 15 sat aya la keenay

..dirac, perfumes iyo wax lamid ah waa laga ilbaxay.
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:15 pm
by xidigow
[quote="Naaima"]Salam alaikum
". Arooska ugu danbeeyay 15 sat aya la keenay

..dirac, perfumes iyo wax lamid ah waa laga ilbaxay.[/quote]
MAKAA DHABAA?
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:20 pm
by kambuli
Naima, quote " Arooska ugu danbeeyay 15 sat aya la keenay ..dirac, perfumes iyo wax lamid ah waa laga ilbaxay"
Waxaan u aqaanaa waxaas "Fataa Dhug" OO maxay dadka u dawarsanayaan? Cajiib walle adduunkaan...Istustus badana dadku..
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:23 pm
by Gedo_Boy
taloow intee 6 bil is qabaan amee is furaan.....I've seen that with extravagant weddings.
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:23 pm
by QansaGabeyle
The girl just wants her wedding to be unique and memorable. Ain't nothing wrong with that. It is like someone not buying a certain type of a car because all of her friends drive it.
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:38 pm
by Gedo_Boy
Qansa,
That's taking it too far....gaari waa personal property. Nobody is asking her to wear the same exact wedding dress style as a bride who got married last week.
But hotel gormuu Personal Property noqdeen.
If I saw my fiance flipping out about using the same hotel I would see that as a Big Red Flag or Yellow Traffic Sign: DANGER Drama Ahead!
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:44 pm
by Cali_Gaab
Gedo boy.....stop replying to these femenin topics for gods sake
Wax yar oo khafiifsan ayaad noqotay ayaamahan.
You're turning into the new zulaika talkin' about love,hill,flower,butterfly,sun,wedding dress etc.
"Run....run and never return" - Scar "The Lion King"
Car bal ku soo noqo halkan.

Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 2:50 pm
by Gedo_Boy
war ninyahow gabdhaha PM'ka miyee kaaga jawaabeenin.....maxaad la xanaaqsantahay?
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:16 pm
by kambuli
Cali Gab,
I assume you opened and rea dthe thread

Why is that? Aren't you afraid to be labelled as feminie as well? Otheriwse how did you found out who responded to this thread...
Bal maxaa femine dhaama oo meesha lagu hayaa....
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:28 pm
by Niya
Lol@@@ the title!
I want to move where Naima lives! Damn, how ostentiatious that is! Where do people get the money? I think I will look for a hagbad to join!
Kambuuli, maybe the bride lacks confidence and is afraid of what people will think of her wedding being held in the same location of "that" other wedding.
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:31 pm
by Ina Baxar

, mayee dakan waa cajiib.
Qofkii maskaxdiisa , halkey kuwan kale futadey ku fadhiyaan dhako u tahay, isticmaala ba " feminine" bey ku dhejinayaan.
1/War ma computer-la la idin la leeyahay ?
2/ Ma wakhtigaa idinku cidhiidhi ah ?
3/ Ma qof aad ka baqaysaan baa idin daba taagan?
4/ mise faraha la idin kaga jira?
Inaad hadasha ba wey kuu diidan yihin. Gedoboy dheg ha u dhigin saxiib!!
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:44 pm
by kambuli
Sidaa weeye inaabti Ina Baxarow,
Bal miyeyna ahayn aasaaskii noloshaba guurku?
Caqli xumada naagta ku jirtaa, miyeyna ahayn wax
saamaynaya ninka qudhiisa iyo qoyska oo dhan....
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:49 pm
by Faisah
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:53 pm
by Gifted
What does kambuli mean?
Re: Qiso Yaab Leh... My Hotel...
Posted: Fri Dec 07, 2007 3:56 pm
by Aliyah99
Whats a sat
