Have You Noticed..Or

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: Have You Noticed..Or

Post by Basra- »

qudhac :shock:


hush leave my kambuli alone, we go wayyyy back since her todler 'Hibo' days. :D
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Have You Noticed..Or

Post by Hyperactive »

[quote="Koronto91"]Hyperactive,
Salams adeer, gabadhii aan awoowe u ahayn (Ismahan) was banned by The-Screw and everyone is accusing him of being Marehan.[/quote]
Isman was one of my favored people here.
inanta wasn't bad compred to other people here.
one thing I know that screw doesn't like his authority to be challenged.
marka wahan o maleyn screw iyo ayada wah deh maren.
hadi 7aq la eego screw dib wey ba heysta.
somali qof o talin kalo ma jirto.
dad kan law iyo order ma raban.
marka apart from banning my favored ismahan
ninko gar bo leyahay.
meshan 3eyal sooq ba ka booha.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Have You Noticed..Or

Post by kambuli »

Qudhac, quote " Habaryahay orod lafahaaga mesha nin uga doono.

Walaahi waa kaa naxaa
40 kii baad kulalaysaa
kacsina kaw buu kaaga siiyay
ee mid kugu aasa meelaha ka raasdo
kax baad tahoo kintirkaa ku cuncunayee
naftaada karaamo u yeelo mid kaaga oohiya doono


Alla hoogi weyney :( Wixii oo gubaabo, waano, talo siin iyo wax u sheeg ahaa ma meel buu kaa dhaafay?

Ma sidii uumbaad naag hoosteed uga dhigan dood? Hadda ma waxaad leedahay cid baan Aabbe u ahay?

Waxaa intaad iska deyso, koley adigu cidna ma qaboojin kartide, hawshaasi nimanka ragga ah ayey u taalaaye, maad ka hadashid...Wax kale oo la fahmi karo? I am sure inuu ilkahana qaad kaa ridey, Sakhraana aad tahay, marka bal maxaad cid u tari kartaa?

You are a sad case wallee...adiga iyo inta kuu camiraysaba ee dhakh dhakh leh sidii inan yar oo candho buur ah...
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: Have You Noticed..Or

Post by qudhac-m »

kambuli

Waxaad maraysaa critical situation adoo kale waa in lagaa neefiyaa.

you know what im oday shuuro cun ah you are habar guun noqotay markaa labadeena is leega
candhada ma isla dhacnaa.
im sure you would like it.
I will go to Guinness book records as the man who broke the virginity of a 50 year old lady.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Have You Noticed..Or

Post by Ina Baxar »

Kambuli inaabti sheekadan beri hore inaanu ka wada hadalnay baan u haystay.
Waxa weeye , haddaad topigan ku furi lahayd " war ninkii Ina baxar ee inabtigey aha , xaggu tolow maanta ka dhacay , waaba raagay ee.." ma in dugaagani ku soo ag istaagi laha baad moodeeysa?
ABADAN!! :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Have You Noticed..Or

Post by Hyperactive »

qudhac adeer inanta no da hadadan dagal rabin.lol
adiga odey ba tahay 16 years iska 3elin kartid
anigu na 3eeb bey igu tahay inan adeer la diriro.lol
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: Have You Noticed..Or

Post by qudhac-m »

Hyp

Aniga iyo islaantu waa is xod xodanaynaa ee meesha iskaga carar.

This is a somali way of Islaan and oday talk, nothing more sxb

Ina baxaroow

Waar sxb ama aan habarta kelyaha kaga fadhiisto ama kaga fadhiiso adigu.

Walee shuuro iyo hilib geel baan ka dhargoo cabaadkeeda afrika laga maqli doona.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Have You Noticed..Or

Post by kambuli »

Ina Baxarow, Inaabti, anigu waan fajacsanahay..... :?

Ninkan odeyga ah maa loo ciidamiyo? Dawooyin iyo waxbaa jira waatii la laahaaye...Wuxuu ku khafiifey, naag hoosteed... Subxaana Allaah...

Waxaa la yidhi oo hubaal ah, haddii aad aragto nin afka ka hadal haya naag hoosteed...Waxbaa ka sii ah oo waxaa la yidhaahdaa " Tabcaan"...

Tol iyo xigaalo haddii la yahay ninka haloo gurmado.... Subxaana Alaah... For the last 3 yrs haddii laga hadlo Cirka wuxuu ka hadlayey Naag hoosteed...Inaa Lilaahu waa inaa ileehi raajicuun....SOS....
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Have You Noticed..Or

Post by Hyperactive »

qudhac hadaba ragu wey kala hishodan
even hadey political isko dagal san yihin.
hadee inanta noo da o naga hishoo.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Have You Noticed..Or

Post by Ina Baxar »

Qudhacow , adeer horta dadkii waa ilbaxay sanaadkaa maanta oo wax damacsan inu qof " keliyaha kaga fadhiisto" adaanu ka hayna , waxaan hore u arkay una maqaayna ma'aha :lol:
Midda kalee meesha jirta waxa weeye , dee miyaa la is qasbaya oonu kugu eegi karna ? waa maya!!
Markaa anigu had iyo jeer waan barbar taaganahay gabadhan waalashey , guuxana wixii ka yarayn waaya waynu iska hor imanayna .
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Have You Noticed..Or

Post by BABYGIRL123 »

Lol @@ "Qabiil In Baafin Thread" Kambuli Is Funny. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
And How Did My Name Come In To This Bafiin Thread. :? :lol:
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Have You Noticed..Or

Post by COSTA »

Neyruush caawa waa cabsan yahay
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Have You Noticed..Or

Post by kambuli »

Babygal,

Isn't it strange how a "Baafin" changed into qabiil and qashin thread? Some people are jut not normal wallee...

Costa,

Waxaan maqli jirey "Qofkaas afkii ayey kaga hadhay"...Miskiin qudhac hadduu cabsan yahay iyo haddii kaleba...waa miskiin u baahan in loo gargaaro...Miskiin :( Raggu haddii ay xaaladdaas oo kale galaan way is dili jireene isagu Somalinet buu weerar kusoo qaadaa... Balaayo ilaahow ha nagu ridin...
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: Have You Noticed..Or

Post by qudhac-m »

Kambuli


Ilaahay nin ku guursada ha ku siiyo.

Waa duco ee cay ma aha MARKAA AAMIIN DHEH
User avatar
muktaar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3964
Joined: Sat May 07, 2005 3:38 pm
Location: In East Timor getting my huge ceeb circumcised !!!!

Re: Have You Noticed..Or

Post by muktaar »

[quote="Basra-"]Personally i think Cilmiile is far more sexier than Sir Luggoyo. :lol:[/quote]

but the problem
the fuker can't sustain a proper erection 4 more than 30 seconds
threfore, he wont be able to satisfy ur huge sexual apetite
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”