Page 2 of 2
Re: The French president is dating a model
Posted: Wed Dec 19, 2007 10:49 am
by Ina Baxar
Re: The French president is dating a model
Posted: Wed Dec 19, 2007 10:51 am
by HELWAA
LOOOOOOOOOOL zuli..blaayo ayaad ko dhigtey walle...and you already see his plans dee...he gonna spend his ciid chewing and surfing in somalinet...what a perfect day ma istidhi

Re: The French president is dating a model
Posted: Wed Dec 19, 2007 11:05 am
by zulaika
helwaa,
Ciid mubarak huuno, how was your ciid. I couldn’t go to the masjid..u know red week.

But I plan to make the most of ciid later today ishallah. Oh and don't mind baxar... inanka he just needs a little tlc from a xalimo..adigu bal bone u tuur hadaba waxaad tahey inan khatar ah..miss eligible bachelorette. anigu bari hore baa mid kale is sasabtey.

Re: The French president is dating a model
Posted: Wed Dec 19, 2007 11:13 am
by HELWAA
ciid mubaarak walaal, well my eid was not perfect some pple ruint it for me this morning laakin hada i'm hoping the rest of the night will be better.And about Ina Baxar he is a good man waxaan ogu duceeyenya inaa ilaahy inan khayer qabta siiyo laakin anigo liiska kuma jiro...dadka internetka lagala kulmo anigo ma aamino walaal, shakaaki baan ahy

Re: The French president is dating a model
Posted: Wed Dec 19, 2007 11:44 am
by Ina Baxar
Aah somali girls .
Labadii ba adiga ayay ku hadal hayaan , haddeena wax si kale ah baa ka muuqda
Tii ugu horreysay waxay tidhi-->" Alla hebel waa ina fiican , aniga meel kale ayaa la igu ogyahay ee , miyaad la hadashid wiilka heblaayo"
Tii labaadna waxay ugu jawaabtay-->" Naa mayee , horta anuu xumaan ka maan sheeginee, wax internet-ka joogaba ma ba amiino , runtii"
Hooy , aynu is maqalno Zulakia iyo Helwaa. Labadiinaba , anaa idin raba , idin kuna filan ee miyaad soo debcaysan mise ...?

Re: The French president is dating a model
Posted: Thu Dec 20, 2007 12:55 pm
by HELWAA
loooooool wager anaa iin raba kulaha..hahaha