Page 2 of 2
Re: WHAT TO SAY TO A GAROOB
Posted: Tue Feb 05, 2008 10:51 am
by kambuli
Costa,
Aniga waad ogtahaoo far waaweyn baa wax la iigu dhigaaye, maxaad uga jeeddaa hadalka aad qortey?
Ma naag afar caruura le oo lagu furey oo nin shukaansanaysa oo weliba guri wasakh badan joogta ayaad sheegi?
Re: WHAT TO SAY TO A GAROOB
Posted: Tue Feb 05, 2008 11:04 am
by COSTA
[quote="kambuli"]
Ma naag afar caruura le oo lagu furey oo nin shukaansanaysa oo weliba guri wasakh badan joogta ayaad sheegi?[/quote]
Oo weliba naftii ii keentey yaan uga dacwoonaa xagee baanu ka qabanaa
bal ilo tali walaal ila tali walaal loooooooooooooooool
Re: WHAT TO SAY TO A GAROOB
Posted: Tue Feb 05, 2008 11:39 am
by kambuli
Costa,
1.Horta afar caruur ah waxay ku fiican yihiin aabahood..
2.Haweyneyda afarta caruurta ah dhashay, way noqon kartaa qof iyadaba 25 yrs keliya jirta wayna noqon kartaa qof 40yrs jirta.
3. Garoob sababta ay u tahayna way noqon kartaa dembi ay leedahay " Duliyad" weyna noqon kartaa dembi uu leeyahay ninkeedii, oo ay dhici karto inuu yahay a "LOSER".
4. Qadartii Eebana meesha waa ku jirtaa.
Haddaba, naagtaan waxay ahaan lahaydba waxaa isku fuuqsaday wasakhdeeda aad adigu noo sheegtey.
Horta bal ha is nadiifiso inta ayna nin u yeedhan baan qabaa anigu...
Re: WHAT TO SAY TO A GAROOB
Posted: Tue Feb 05, 2008 11:40 am
by yasmin
Costa
walaal hadee run kaa tahay anigu waxaan ku odhan laha runta uu sheeg oo waxaad
tidha nayee haigu talin ee wadaada cagta saar hadad nin doneyso kii afarta kaa dhaley
ayaad hasanlaahaydee
Re: WHAT TO SAY TO A GAROOB
Posted: Tue Feb 05, 2008 11:50 am
by Hyperactive
lol Kambuli.
[quote="yasmin"]Costa
walaal hadee run kaa tahay anigu waxaan ku odhan laha runta uu sheeg oo waxaad
tidha nayee haigu talin ee wadaada cagta saar hadad nin doneyso kii afarta kaa dhaley
ayaad hasanlaahaydee[/quote]
i agree with yasmin.