gumeysiii in jubbas.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: gumeysiii in jubbas.

Post by wadaniweyn1 »

[quote="Real_1"]where was your Hawiye Courts Alliance in 1996 1997 and 1998 when my people where being obliterated in Gedo by the Ethiopian army oh yea you where robbing and killing your own poor people cheering on Yalaxoow or Culusoow, or Tuugow or Isbaarow in Xamar a city that was the jewel of Africa that you ran into the ground fockin dameer go ***** a fockin Ethiopian cock you foolish Hutu[/quote]



waryaa i'm no hutu blud ee if u wanna insult hawiye thats between you and dem but i know 4 a fact hawiye wadaado were fighting side by side with you against xabashiida and wallahi i met a hj wadaad who fought against xabashiida with you in gedo so if there was even one hj i can imagine how many hawiye were there . even right now the leader of al shabaab is hj and there is every other somali clan .
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: gumeysiii in jubbas.

Post by Advocatar »

Free the kablaLAX........The modern slaves lol
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: gumeysiii in jubbas.

Post by wadaniweyn1 »

[quote="Advocatar"]Free the kablaLAX........The modern slaves lol[/quote]


waryaa how many of dem is ur family holding in ur farms as adoons ? lool
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: gumeysiii in jubbas.

Post by wadaniweyn1 »

beautiful video of wat once was somalia aka da pearl of africa .


http://www.youtube.com/watch?v=SYhXr9Vg42o
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: gumeysiii in jubbas.

Post by wadaniweyn1 »

damn here is even more calaacal from dhilobadane kabolax .lool.


Ugaas Baqoow : Waxaa Dhibaato Gaar Ah Nagu Haya Beesha Gacanta Ku Haysa Magaalada Kismaanyo.

Warkii 10-Feb-2008 iyo Qormadii: yaasiin faytin

Ugaaska beesha harti waamo ee deegaanada jubooyinka Ugaas maxamuud Ugaas Xuseen (Baqoow) ayaa sheegay inay beesha sade ee gacanta iminka ku haysa deegaanka jubada hoose gaar ahaan magaalada kismaanyo ay dhibaato ku hayaan shacabka islamrkaana ula dhaqmaan si aargoosi Qabiil ah .

Ugaaska oo habeenkii xalay ahaa u waramayey warbaahinta Horn- afrik ayaa tibaaxay in qaraxii dhowaan lala beegsaday hay,ada MSF ee magaalada kismaanyo loo qab qabtay dad isugu jira dhaqaatiir ,ganacsato iyo weliba shacab kale oo dhamaantood kasoo wada jeeda beesha dhul-bahante taasina ay tahay ayuu yri Ugaasku mid xaqiiqda ka fog.

Ugaas Baqoow ayaa Tibaaxay inay Hore loo galay heshiis ku meel gaar ah oo ay wada yeesheen Shir beelaha deegaanka jubooyinka wada dega islamrkaana loo balamay in shir weyne la isugu soo noqdo islamrkaana ay beesha sade mareexaan doonayso inuusan shirkaasi qabsoomin iyagoo ka duulaya deegaanka ay haystaan oo aan maamulkiisa lala wadaagin .

Ugaaska ayaa Eedayn kulul dusha kaga tuuray Odayaasha iyo siyaasiyiinta beesha sadde ee ku dhaqan magaalada kismaanyo inay wadaan kala faquuq iyo dhibaato dulmi ah taasina ay keeni doonto cawaaqib xumo dhibaato oo ma Hadho aH isagoo xusay Ugaasku in ay iska soo daayaan Dhaqtaatiirta u shaqaynayey shacabka islamrkaana joogay isbitaalka magaalada ksimaanyo oo iminka kolkii la xidhay labadii dhaqtar ee joogay isaka xidhmay .

Hadalkan kasoo yeeray Ugaaska beesha harti waamo ayaa kusoo beegmaya xili ay xabsiga magaalada kismaanyo ku jiraan 5-Nin oo ay ku jiraan Labo dhaqtar, Nin ganacsade ah iyo labo nin oo Rayid ah oo kasoo wada jeeda beesha Dhul-bahante ee Ugaasku kasoo jeedo





yaasiin faytin

yaasiinfaytin@hotmail.com

info@afnugaal.com
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: gumeysiii in jubbas.

Post by xoogSADE14 »

Calaacalka badani wuu ii daran yahee warkoo kooban hala'isiiyo.

Ma dad baa u cabaadaaya "maxaa gacan ku dhiigle loo xiray?"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”