thats nice aboowe aniga xataa waan ku farhi lahaa. degaankeena waan inaa prodomineted kunaqanaa. waan in aan busniska iyo guryaha lahaanaa(ownes). somaliya marka lugunaqdu marabe in oo dadgale degaankeeha bisnis ku yeeshan. oo naga taajiraan.ultratribalism wrote:ME IN THE FUTURE I WANNA SETTLE IN MARKA OR BARAWE INSHALLAH. 8)
hada kafaa ii dayso.maxaa keenay hada.. dagaalada aa guryaha iyo dulka soo jabiyay waa raqiis. sanadkaan intoona dhamaan waxaa jaclaa lahay in aan guri madina kakato. insha alaah