Hargeisa + Sanaag mountains pics

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by DR-YALAXOOW »

:somaliland: italian flag+mexico+iranian+india :down: :down: :down:

long live blue nation united somalia :somalia: :somalia: :somalia: :D :D :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by The_Emperior5 »

blue flag Oday tesfay ba watta iyo Gabre eeh wax haka celliyo :somalia: :down: :down: :down: :down:
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by neocon_2007 »

Between what does Calmadow have to do with Hargesia :?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by The_Emperior5 »

the capital of somaliland is hargeysa and calmadow comes under Somaliland
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by DR-YALAXOOW »

atlist gabre iyo askartiisa every day waa la dilaa, laakiin adiga hargeysa ethiopianka si xur ah ayey jidadka u maraan.iyagoo laafyoonaya. dekada berberana hub ayey kala soo deggaan.

the BLUE flag :somalia: :somalia: :somalia: is real soul of every real soomaali.dhiig ayaa u daatey.isagana ayaa waaraya. NO FAKE ITALIAN-FLAG in hargeysa . :somaliland: :down:
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by 1_londoner »

:somaliland: :kiss: :rose:
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by neocon_2007 »

The_Emperior5 wrote:the capital of somaliland is hargeysa and calmadow comes under Somaliland

Calmadow extends into Bosasso :down:

This kids high :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by The_Emperior5 »

ahhaaha walahii dr dhuxulow way ka talla xabashii ba hargeysa jooga war hargeysa wa magaalada siidan uu eeg and yeah xabashiigu wax buu la soo dagga uu adiga lugugu madhiya because adigu bila caqlii baad tahay
laakin xabashigu dadkayga intu tangigiisu intu soo dhex marriyo ma odhanayo isaaq baan la dagaalamaya because he know waxaan ahay he knows Ethiopia waxaan ka dhex ahay Djbouti waxan ka dhex ahay Somaliland waxan ka dhex ahay he knows laakin adigu guntada ayuu ogyahay tooss buu kugu yimid xammar

Image

U see my leader with The Ethiopian offical laakin your leader wa yusuf wuu ku madhiinaya :lol: :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by DR-YALAXOOW »

[quote="The_Emperior5"]ahhaaha walahii dr dhuxulow way ka talla xabashii ba hargeysa jooga war hargeysa wa magaalada siidan uu eeg and yeah xabashiigu wax buu la soo dagga uu adiga lugugu madhiya because adigu bila caqlii baad tahay
laakin xabashigu dadkayga intu tangigiisu intu soo dhex marriyo ma odhanayo isaaq baan la dagaalamaya because he know waxaan ahay he knows Ethiopia waxaan ka dhex ahay Djbouti waxan ka dhex ahay Somaliland waxan ka dhex ahay he knows laakin adigu guntada ayuu ogyahay tooss buu kugu yimid xammar

[img]http://www.saaxil.net/sawirka/image001.jpg[/img]

U see my leader with The Ethiopian offical laakin your leader wa yusuf wuu ku madhiinaya :lol: :lol:[/quote]



u qaldaan IDIOTS thats ADIS ABaba xarunta wasaarada arimaha dibadda ee adis abbaba. xaywaaan,

ma waxaad rabtaaa inaan PRIME MINITSER OF SOMALIA NUUR CADE OO PRIME MINISTER ETHIOPIA MELEZ ZANAAWI SOO DHAWEYNAYO, SI KA SHARAF BADDAN MISKIINK RIYAAALE.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by The_Emperior5 »

adeer caqliga kugu yar meeshu wa dawlado adiguna wax dawlad aah waxb ka ma ogiid Abgaal baad tahay iskaa niikii adigu
Qaldaanku wuu tashaday dawlad buu aha the past 20 years intad adigu magaalda xammer fujjiinaysey wiixiii yaalay baa dawladna wa luugu karrii laayeh maxaanu kugu samayne xabashii baan necbahay manu indeerka ahayn ina salaad boi when he said Ciidan xabashii ayaan rabba laakin dee waddadii ciidankii xabashida lugu keeneye ayaanu ahayn you know why because wa hawiye dawlad nimo iyo international relations waxba ka ma ogga
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by DR-YALAXOOW »

ETHIOPIAN DOES NOT NEED TO SEND TANKS TO HARGEYSA OR BARAAWE OR MARKA BECOUSE. HARGEYSA IS Insignificant for them. 100% ayey maamulaan little town of hargeysa. sidaa darteed wax qatar ah kuma heeyso ethiopia jaad republic,

halka MADAXA U AH SOMALIA waa mogadishu. ethiopiana waa ay og tahay hadduu mogadishu hagaagto inuusan MILEZ ZANAAWI XUKUNKA heeysaneeyn. waa sababta kaliya ay ETHIOPIA TANKIYADEEDA XAMAR U JOOGAAN OO ETHIOPIA LOOGA DILEY XAMAR ASKAR GAAREYSA 7600 ASKARI labadii sane ay ethiopianka joogeen southka.

dhinaca kale ETHIOPIA is recognice united somalia. xuduudaha SOOMALIYA ayey aqoonsan tahay DAWLADA ETHIOPIA. riyaalana waxba ugama duwana other warlords ee xukuma gobolada kale ee somalia sida CADE JAREER MUUSE ama dabataag from baladweyne.. ethiopia haddii ay ku jeceshahay SO CALLED somaliland ayey aqoonsan laheeyd idiot
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by The_Emperior5 »

DR-YALAXOOW wrote:ETHIOPIAN DOES NOT NEED TO SEND TANKS TO HARGEYSA OR BARAAWE OR MARKA BECOUSE. HARGEYSA IS Insignificant for them. 100% ayey maamulaan little town of hargeysa. sidaa darteed wax qatar ah kuma heeyso ethiopia jaad republic,

halka MADAXA U AH SOMALIA waa mogadishu. ethiopiana waa ay og tahay hadduu mogadishu hagaagto inuusan MILEZ ZANAAWI XUKUNKA heeysaneeyn. waa sababta kaliya ay ETHIOPIA TANKIYADEEDA XAMAR U JOOGAAN OO ETHIOPIA LOOGA DILEY XAMAR ASKAR GAAREYSA 7600 ASKARI labadii sane ay ethiopianka joogeen southka.

dhinaca kale ETHIOPIA is recognice united somalia. xuduudaha SOOMALIYA ayey aqoonsan tahay DAWLADA ETHIOPIA. riyaalana waxba ugama duwana other warlords ee xukuma gobolada kale ee somalia sida CADE JAREER MUUSE ama dabataag from baladweyne.. ethiopia haddii ay ku jeceshahay SO CALLED somaliland ayey aqoonsan laheeyd idiot
ma waxaas baad aamiinsantahay wakaa caligagu Adeer Ethiopia is not your obstacle for dawlad hadad adigu dawlad samaysan lahayd waxaan uu dhan may dhaceen laakin adigu dawlad ma samaysan kartiid , marka dawlad wa lugu samaynaya waxay Ethiopia aaminsantay iyada bay uu talla waxba aniga iga ma khuseeya anigu dantayda baan ku ghaadhay Ethiopia dekkadayda aniga uuu fasaxay interest baan anigu ku leeyahay uu halkay dawladaydii ka shaqeyssa baa , Ethiopia siidaad adigu uu moodaysiid inay ilaalis xuduudaha somalia , aya somaliland ilaalisa Xuduudaha Ethiopia wa interest laa isku leeyahay laakin adigu waxas uu dhan waxba ka ma ogiid habar uun baad taqana siida luu kufsado iyo siida Oday wayn Qoorta luga jarro , Ethiopia wa dawlada kaliya eeh Somaliland ictraafsan wa dawlada kalliya eeh african unionka ku tirahda Somaliland officals shirka afrika uu ogalada sxb


Image
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by LiQaaye_TDH »

Kan Yalaxow Cid Ka Nacasaysan weliga ilaahay ima tusin, weligiisna isma bedelin :lol: he actually thinks there is a xabashi army in Hargeisa :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by DR-YALAXOOW »

qaldaaan idiot r u high on jaaad( ethiopia waa dawlada kaliya ee somaliland ictiraafsan) :D :D :D :D how mny kilo of JAAD ayaad soo cuntey IDIOT!!

goormeey ethiopia ku ictiraaftey :D :D . miskiin riyoonaya ayaad tahay qaldaanoos!

dhinaca kale maxay 55 000 ethiopian army whit help of AMERICANS ka sameeynayaan MOGADISHU. haddii aysan ETHIOPIA dan ka laheeyn soomaalia. nacas

ETHIOPIA minoraty regime tigree. waa uu la socdaa HADDII AY CAASIMADA SOMALIA 100% NABADGELYO NOQOTO SOOMALIYA WAA HAGAAGTAN. dawlad xoogan somalia ka dhalata waa the END OF MINORATY REGIME OF TIGREE. sidaa darteed ayey 55 000 ethiopia troops u joogaan mogadishu iyo agagaarkeeda. diyaaradaha dagaalka mareykanka HAWADA AY KA CAAWINAYAAN idiot :down:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hargeisa + Sanaag mountains pics

Post by DR-YALAXOOW »

===
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”