Page 2 of 2

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Mon May 12, 2008 12:57 pm
by suga_n_spice
naima N zulaika thats what im talkin about :D lady power!! yaay

naima cilaan on the hair is nice but it's something u have to do on a regular basis. i even heard madaxanuun buul leeyahay

zulaika, im not talkin about the huruud oo la qaso. im talkin about the "hilac" kind thats already made N comes in the container. it's called "daryeelka haweenka" :D

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 9:36 am
by HELWAA
I love xina ... :D ...qidaab gacmaha iyo lugahaba summerka..

Image

Huruud waan necebahy laakin qasilka wan marsada aan ku dhex daray caano iyo saliid
saytuun jirka dhan :mrgreen:

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 10:26 am
by xidigow
HELWAA wrote:I love xina ... :D ...qidaab gacmaha iyo lugahaba summerka..

Image

Huruud waan necebahy laakin qasilka wan marsada aan ku dhex daray caano iyo saliid
saytuun jirka dhan :mrgreen:
Iigu celi.

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 10:31 am
by Naaima
suga_n_spice wrote:
naima cilaan on the hair is nice but it's something u have to do on a regular basis. i even heard madaxanuun buul leeyahay

maxadax xanuun waxaa ka siidaran, jafuuf ayuu timaha kadigaa :lol:

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 10:33 am
by Ugariyahan
I like females who put on Cilaan. :up:

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 10:36 am
by HELWAA
Naaima

Ku dar saliid oliv oil marka timaha kaama adkeeynayo...Hadi ay timaahago ay xooga adag yehiin bacda shapbooga ..balsam badan marso..it helps alot.Just a litle tips.

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 10:45 am
by Naaima
timaheyga muslinka way ka baxsan yihiin...balsam shampoo waan ku dhaqdaa :up: ...olive oil maanan barobenin ..gonna try next time

Re: cilaan, huruud.......do u put on any of these??

Posted: Tue May 13, 2008 10:48 am
by BABYGIRL123
xidigow wrote:
HELWAA wrote:I love xina ... :D ...qidaab gacmaha iyo lugahaba summerka..

Image

Huruud waan necebahy laakin qasilka wan marsada aan ku dhex daray caano iyo saliid
saytuun jirka dhan :mrgreen:
Iigu celi.
i like xina like this.