I was one of the most ardent supporter of Ina Riyaale and Udub , here in Snet , laakiin waan kala noqday taageeradi.
1/ Wuxu yidhi , maalintii shicibka Somaliland uu uga waramay dhoofkii uu maraykana ku tagay
Gaaladu waxay odhan jirtay , buu yidhi " all the roads lead to Rome".
Haddaba
context -ka uu hadalkaasi ku laaban yahay miyuu ogyahay?
Waxa weeye roman Empire-ku , wax xaaran ku dhisan buu aha , oo nimanaka nebi Ciise{AS} laayay weeye, iyo qudhun kaloo farabadan lagu ogyahay.
Taarikhda marka la eego , niman Vandals -ka la yidhahdo oo aha
East germanic tribe baa Rome soo galay , oo magaladii dhulka dhigay

Ina Riyaale haddu waxanu wado ka joogsan waayo , anigu reer barigaas vandals-ka ah baan soo raacaya
2/ Waxa Somaliya ka dhacaya , waa la wada arka . Maalintii dhoweed ee nimankii wadaada aha lagu dhex gawracay masaajidka , Jordan iyo carabtii oo dhan baa ku eedaysay Ethiopia.
NOT ONE , kalmad yar xitaa dowladda Somaliland ku may dhawaaqin , showing support to our Somali brothers in South in these times of great suffering .
Waa arrin aad iyo aad u foolxun , adigoo dowlad madax banaan isku sheegaya , maalintaad baqdin heer aad ka gaadhay , walaalka xita aad la hadli kari waydo .
