Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by SahanGalbeed »

Iska nabad gal adeer !!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by SahanGalbeed »

Starscream , Emperior waa sacad muusaha Ethiopia ku nool ma ogtahay.
Aniga kuu sheegaya ee haddad rabto inaad Arabsiyo soo degto , Navy9 ood ku qabato ayaa kugu dhow :lol:
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by Starscream »

SahanGalbeed wrote:Starscream , Emperior waa sacad muusaha Ethiopia ku nool ma ogtahay.
Aniga kuu sheegaya ee haddad rabto inaad Arabsiyo soo degto , Navy9 ood ku qabato ayaa kugu dhow :lol:
:lol: Lol sax brother. dhowr qorshooyin baa maskaxdeyda ku jira, arabsiyana markaan maqlo I see opportunities.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Starscream , Emperior waa sacad muusaha Ethiopia ku nool ma ogtahay.
Aniga kuu sheegaya ee haddad rabto inaad Arabsiyo soo degto , Navy9 ood ku qabato ayaa kugu dhow :lol:
:lol: :lol: :lol: maya anigu hargeysa baan dagga 30 km uu jirta arabsiyo
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by SahanGalbeed »

Ciyaar iga ma'aha , majeerteenka meel ay iyadu joogto , wax laga ma ba sheegi karo :lol:
Sidaa shekada odaygaas Ina Hanfi oo kale bay ku noqonaysa, ma'ogtahay .
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by Starscream »

awalba arabsiyo waxeyba ii aheyd a must visit place, sababtuna waxey tahay asxaabteyda uga wacan boqolkii iyo lixdan waaba wada JB reer arabsiyo. sida ay kuligood tuuladaas iga sheekeyn jireen ma uu maleyn kartid. waan booqan doonaa haddii Eebe idmo, waa iga dhab.

waxaan ku weydiiyey, ma akhristey buuggii la yiraahdo "Warriors: Life and Death among the Somalis." If not, waxaan kaaga codsanayaa inaad amazon.com ka dalabtid ASAP. 8)

btw, xitaa miba isweydin: war wiilkaan majeerteen suu reerihii arabsiyo kala bartey, mise waxaad is tiri famous baan nahay ilaa mudug iyo intii ka sokeeya waa la naga yaqaanaa? :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by SahanGalbeed »

:lol: , maye horta " famous" baynu nahay marnaba is maan odhan.
Haddaad u fiirsato , badanaa dadkayagu , waa ummad iska miyir qabta oon hadalka isku badin oo iska gaabsata, aniga dhulbahantahaas baa i yara qaribay :lol:

What's that book about ?
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by Starscream »

been maadan sheegin, iskahadalka ma lihidiin, laakiin jaanis marka laydin siiyo waad soo booddaan oo marexaan baad noogu noqotaan. come on man, admit it. :lol: strictly speaking from experience. :lol:
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by Starscream »

buuggaas waxey ku saabsan tahey geeljiraha iyo nasabnimadooda, waxaana qoray sarkaal ingriis ah oo sharafta Soomaalida aad uga la dhacey. Berigii hore wuxuu la dhex noolaa reerkeyga waaggii 40meeyadii, wakhtigii dagaalalkii labaad ee aduunka.
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by Starscream »

Wuxuu yiri: "Of all the races of Africa, there cannot be one better to live among than the most difficult, the proudest, the bravest, the vainest, the most merciless, the friendliest, the Somalis."
User avatar
Starscream
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2526
Joined: Mon Sep 10, 2007 11:16 am
Location: Qardho District.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by Starscream »

General Error
SQL ERROR [ mysql4 ]

Data too long for column 'post_text' at row 1 [1406]

An SQL error occurred while fetching this page. Please contact the Board Administrator if this problem persists.

I got this the whole time untill I broke up my post in three. This place is something else walee.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?

Post by kambuli »

Sahan,

Inaa Lilaahu wa inaa ileehi raajicuun...Waar heedhee ma maantaad hooyadaa hadal badni ku sheegtey...Adigaa hadal badnida u dhsahaye, islaanta ha masabidin :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”