Page 2 of 2
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 9:42 am
by SahanGalbeed
Iska nabad gal adeer !!
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 9:49 am
by SahanGalbeed
Starscream , Emperior waa sacad muusaha Ethiopia ku nool ma ogtahay.
Aniga kuu sheegaya ee haddad rabto inaad Arabsiyo soo degto , Navy9 ood ku qabato ayaa kugu dhow

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 9:57 am
by Starscream
SahanGalbeed wrote:Starscream , Emperior waa sacad muusaha Ethiopia ku nool ma ogtahay.
Aniga kuu sheegaya ee haddad rabto inaad Arabsiyo soo degto , Navy9 ood ku qabato ayaa kugu dhow


Lol sax brother. dhowr qorshooyin baa maskaxdeyda ku jira, arabsiyana markaan maqlo I see opportunities.
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:00 am
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:Starscream , Emperior waa sacad muusaha Ethiopia ku nool ma ogtahay.
Aniga kuu sheegaya ee haddad rabto inaad Arabsiyo soo degto , Navy9 ood ku qabato ayaa kugu dhow


maya anigu hargeysa baan dagga 30 km uu jirta arabsiyo
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:01 am
by SahanGalbeed
Ciyaar iga ma'aha , majeerteenka meel ay iyadu joogto , wax laga ma ba sheegi karo
Sidaa shekada odaygaas Ina Hanfi oo kale bay ku noqonaysa, ma'ogtahay .
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:26 am
by Starscream
awalba arabsiyo waxeyba ii aheyd a must visit place, sababtuna waxey tahay asxaabteyda uga wacan boqolkii iyo lixdan waaba wada JB reer arabsiyo. sida ay kuligood tuuladaas iga sheekeyn jireen ma uu maleyn kartid. waan booqan doonaa haddii Eebe idmo, waa iga dhab.
waxaan ku weydiiyey, ma akhristey buuggii la yiraahdo "Warriors: Life and Death among the Somalis." If not, waxaan kaaga codsanayaa inaad amazon.com ka dalabtid ASAP. 8)
btw, xitaa miba isweydin: war wiilkaan majeerteen suu reerihii arabsiyo kala bartey, mise waxaad is tiri famous baan nahay ilaa mudug iyo intii ka sokeeya waa la naga yaqaanaa?

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:30 am
by SahanGalbeed

, maye horta " famous" baynu nahay marnaba is maan odhan.
Haddaad u fiirsato , badanaa dadkayagu , waa ummad iska miyir qabta oon hadalka isku badin oo iska gaabsata, aniga dhulbahantahaas baa i yara qaribay
What's that book about ?
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:50 am
by Starscream
been maadan sheegin, iskahadalka ma lihidiin, laakiin jaanis marka laydin siiyo waad soo booddaan oo marexaan baad noogu noqotaan. come on man, admit it.

strictly speaking from experience.

Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:51 am
by Starscream
buuggaas waxey ku saabsan tahey geeljiraha iyo nasabnimadooda, waxaana qoray sarkaal ingriis ah oo sharafta Soomaalida aad uga la dhacey. Berigii hore wuxuu la dhex noolaa reerkeyga waaggii 40meeyadii, wakhtigii dagaalalkii labaad ee aduunka.
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:52 am
by Starscream
Wuxuu yiri: "Of all the races of Africa, there cannot be one better to live among than the most difficult, the proudest, the bravest, the vainest, the most merciless, the friendliest, the Somalis."
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 10:53 am
by Starscream
General Error
SQL ERROR [ mysql4 ]
Data too long for column 'post_text' at row 1 [1406]
An SQL error occurred while fetching this page. Please contact the Board Administrator if this problem persists.
I got this the whole time untill I broke up my post in three. This place is something else walee.
Re: Grant do you know this lady who lived in Arabsiyo?
Posted: Fri May 23, 2008 11:06 am
by kambuli
Sahan,
Inaa Lilaahu wa inaa ileehi raajicuun...Waar heedhee ma maantaad hooyadaa hadal badni ku sheegtey...Adigaa hadal badnida u dhsahaye, islaanta ha masabidin
