Page 2 of 2
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 8:32 pm
by suga_n_spice
what an excuse. marax waaxid. sidee nin iyo lix ilmo hooyo ugu noqon hadaadba topic xun oo snet ku jira aad tabar u heeyn???
wax ma kuu sheegaa this is practice for the real world boo. get the steppin........
what about me. im listenin to music, typin up a paper, N talkin to u at the same time.
ps. i checked my pm N aint seen none
allah maanta waxa igu dhacay???
FAH. excuse u. dont enter our ocean

Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 8:38 pm
by Gacalisa
naa hooy naagyahay cayda yaree. what does ninkayka iyo ilmahayka have to do with s'net...xoolo.
besides shaqadii lakuu diray maxaa u qabanwaysee... still pertaining to the pm!
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 8:44 pm
by suga_n_spice
yareey. aniga kuma ceeyn yaah. is daji
wax lee kuu sheegey
ps. i replied to ur pm N sadly i saw him like sunday nite. he drives a red honda 8)
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 8:53 pm
by Shekooy-Ku-Nacay
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 8:56 pm
by suga_n_spice
^^^^ miyaad lunsantahay??
get lost loser
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 8:59 pm
by Shekooy-Ku-Nacay
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 9:02 pm
by Gacalisa

naa wiilka noo dhaaf!.....
LOOl nice name....adaa'ba naga'daran.....sheekoy ku nacay!
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 9:17 pm
by Shekooy-Ku-Nacay
suga-n spice martidaa ma cuntaa? ha i cunin.......
gacaliso mahadsanid

Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 9:24 pm
by HooBariiska
naagaha somalinet hadal badanaaa, ma ilaacadbaa...
nayaadheen ordo oo shaqo kale qabsada ama msn gala
aano idinka bashaalneee
Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 9:30 pm
by suga_n_spice
aga!!
haduu nin yahay waan iska dhaafayaa.
naag xun oo af dheer baan u maleeyey!!
mayee timo madoowbe
adiga shaqo yeelo. saa wax kulla qabsadey baaba iska yar
horta nimanka snet maxeey gabdhaha shanta ulla soo galaan??
gacalka. ii raaxeyso boo. im out this b!tch. nity nite

Re: NAA'HOOY SUGA...SOO GAL!!!
Posted: Wed May 28, 2008 11:20 pm
by Shekooy-Ku-Nacay