BBC Kismayo killed by Hutus
Moderator: Moderators
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
reer kismayo/jubbaland should fight these terrorists. now these shaydaans have lost the battle in muqadisho and heard about the peace talks they want to terrorize an peacefull town.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
hoyadi wassahan faqash killa naga ah maxa haya? Is he being provokative, or for real?.Every post is pro ethiopian and anti muslim.War abaha ma rasta ba?
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
The old man is dead, let him rest in peace.
Allahu Naxaristo.
Allahu Naxaristo.
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Gudhad,
A trip to Addis Ababa=$800.00
A flight to Xamar=$200.00
A flight from Xamar to Kismaayo=$100.00
Talking shid behind a computer=Priceless
For everything else there is a master card
Btw I wish the Islamic Courts would come back to Kismaayo one day as the city was safer under them. Kismaayo is a mooyaan infested city and they don't believe in Law and Order. They need to be karbashed and taught edeb

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Press Release:NUSOJ Condems Assassination Of Its Vice President Nasteh Dahir Farah
Jun 07,2008
by Muqdisho
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is shockingly condemning the targeted assassination of its Vice President Nasteh Dahir Farah, who was gunned down by gunmen southern town of Kismayu today (7 June 2008) around 19hrs Somalia time.
On his way back home, late Nasteh Dahir Farah was attacked by armed men who shattered bullets at his stomach and chesty. Nasteh, who works BBC Somali Service and also Freelancer for Reuters News Agency, died at the hospital 10 minutes after he was admitted. He was returning from work and no one identiled the killers or no claimed this brutal and dreadful killing. He was elected NUSOJ Vice President in 2005 at the General Assembly of the union in Mogadishu.
"We denounce this assassination in strongest terms possible and our Vice President reported several times threats to his life by unknown callers" said Omar Faruk Osman, NUSOJ Secretary General. "There is no authority in Somalia that bring into justice and no one is protecting journalists".
It was three days before when the National Union of Somali Journalists appealed to the UN Security Council to protect Somali Journalists, whose safety is frequently endangered. "We will not stop our work for criminals who accustomed to make our professional a battlefield". "No one protects Somali journalists and is targets of every armed group".
On 28 January 2008, journalist Hassan Kafi Hared of Gedonet Somali Website, 36, died around after remote-controlled mine exploded inside a road in Siyad Village of Northern part of Kismayu. Apart from the journalist who was walking in the road when the mine was detonated, two doctors working for Medecins Sans Frontieres-Holland and their Somali driver died in the attack. Parts of journalist's body were sprinkled to both sides of the road. No one was arrested for this deadly attack.
NUSOJ will soon release special report on the death of its Vice President Nasteh dahir Farah.
Source:NUSOJ

Last edited by Voltage on Sat Jun 07, 2008 10:45 pm, edited 1 time in total.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Maamulka Gedonet Oo Cambaareeyey Dilkii Allaha U Naxariistee Wariye Nasteex Daahir Faarax
Jun 07,2008
by Garbahaarey-GEDO-NN
waxaa saacado ka hor lagu dilay magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose wariye Nasteex Daahir Faarax oo ka mid ahaa wariyayaasha ugu caansan gobolka jubada hoose, horay uga tirsanaan jiray bahda Gedonet oo muddo dheer 6 sano ah uu tafaftire ka ahaa, inta aan la dilin ka hor uu ahaa wariye ka tirsan BBCda qeybta af soomaliga.
Wariye nasteex daahir faarax allaha u naxariistee waxaa dilay koox dableey ah oo ku hubaysan qoryaha fudfudud kuwaasoo uu madaxu u duubnaa markii ay wariyaha dilayeen, sida ay ii xaqiijiyeen dad aan la xiriiray oo ku sugan magaalada Kismaayo ayay ii sheegeen in wariye Nasteex markii ay rasaastu ku dhacday uu isagoo soo ordaya uu yimid meel dadku ay ku badan yihiin, dadkii ugu horeeyay waxay waydiiyeen yaa ku dilay?.
Allaha u naxariistee Nasteex wuxuu ku jawaabay ( Ma aqaano ) wuxuuse sheegay in ay ahaayeen rag madaxa uu u duubnaa intaas kadib waxaa wariye Nasteex Daahir Faarax loola cararay isbitaalka wayn ee magaalada Kismaayo, halkaas oo dadkii magaaladu ay u soo gurmadeen in cid waliba ay dhiig u shubaan, hase yeeshee 15 daqiiqo kadib ay naftu daysay. Intaan la dilin kahor wuxuu Nasteex kasoo baxay salaada makhrib oo uu kusoo tukaday masaajid xaafadiisa u dhow. Wariye Nasteex allaha u naxariistee wuxuu iminka saran yahay dhagaxa maydka lagu dhaqo ee isbitaalka wayn ee magaalada Kismayo iyadoo la duugi doono bari subax hadii rabi idmo. Wariye Nasteex Daahir Faarax wuxuu in badan kusoo jiray saxaafada Dalka Somalia isagoo mudooyinkii danbe usoo shaqeeynayay idaacadda BBC-da laanteeda Somaliga wuxuu kaloo Nasteex usoo shaqeeyay Idaacado badan oo dalka iyo dibadiisaba ka dhisan.
Hadaba bahda gedonet waxay tacsi u dirayaan xaaskii, qaraabadii iyo eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Wariye Nasteex Daahir Faarax.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Allah ha u naxristo
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ASOJ oo tacsi u diray ehaladda Weriye Nasteex Dahir
Kismayo 08 /June/2008 Waagacusub.com
Dhamaan Weriyaasha Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan bahda Saxaafadda Soomaaliya gaar ahaan eheladda iyo qaraabadda Weriye Nasteex Dahir Faarax oo kooxo hubeysan si xaqdaraa ugu dileen Kismayo.
Weriyaasha waxay Nasteex Daahir alla uga baryayaan janatu Fardowsa waxayna ehelada iyo qaraabadii uu ka tegay leeyihiin samir iyo iimaan allaha idinka siiyo,isagana ilaaheey ha u naxariisto,inaalilaahi wa inaa ilaaheey raajacuun,aamiin aamiin aamiin
Tacsida waxaa diraya:
Gudoomiyaha ASOJ Dahir Abdulle Alasow
Gudoomiye ku xigeenka ASOJ Deeqo Yusuf Shire (SONA)
Gudoomiye ku xigeenka ASOJ Cabduqadir Nadaara
Afhayeenka ASOJ Sunni Saeed Saleh
Xoghayaha guud ee ASOJ Hinda Maxamud Xuseen
Madaxa Diiwaangelinta ASOJ Fardowsa Maxamed Cabdulle
Xiriiriyaha guud ee ASOJ Fuaad Maxamed Cilmi
Xoghayaha Xiriirka dadweynaha Maxamed Cismaan Sheekh Qadafi
Xoghayaha dhaqaalaha Xasan Cumar Maxamed Baaffo
Agaasimaha Idaacadda Somaliweyn Cabdi Raxman Maxamed Xasan Xudeyfi
Gudoomiyaha Ururka WAJ Leylo Sheekh Aadan
Xoghayaha Ururka GIJA Maxamed Gaarane
Gudoomiyaha Ururka US JS Maxamed Yusuf Xaaji Tahriib
Wakiilka ASOJ ee Jubbooyinka Farxaan Lafoole

He was elected NUSOJ (National Union of Somali Journalists) Vice President in 2005 at the General Assembly of the union in Mogadishu.
http://waagacusub.com/news/07.06.08.5.htmNasteex Dahir wuxuu ka mid ahaa Weriyaasha ugu caansan Soomaaliya wuxuuna bilahii la soo dhaafay Jubbooyinka uga waramayay Idaacadda BBC Somali.
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
i thought he was 26?Awe wrote:The old man is dead, let him rest in peace.
Allahu Naxaristo.
allahu naxaristo
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Only 26, that's even worse. Just reading about his resume and all his accomplishments, I thought for sure this guy was a senior.
Allahu Naxaristo.
Allahu Naxaristo.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
"This deplorable, senseless killing of a courageous journalist is another sign of the fragility of press freedoms in Somalia and too many other countries around the world," said John Daniszewski, AP's managing editor for international news. "Our hearts go out to Farah's wife Idil Farey, their infant son, and to his many friends and colleagues in Mogadishu and elsewhere."
http://hiiraan.com/news2/2008/Jun/somal ... smayo.aspx"His death is the total destruction of my life," Farah's wife, Idil Farey, told the AP. She is six months pregnant with the couple's second child, she said. Their oldest child, a son, is 10 months old.
Awe this is what makes this whole schit frusterating. He was a very young man and one that I personally respected very much. I am very troubled by his assassination and just makes me despise that hell hole called Somalia even more.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
Tifaftiraha Shabakada Warbaahinta Gedo News Network C/Risaaq Jeesteeye Oo Cambareeyay Dilka Wariye Nasteex Daahir Faarax
Jun 07,2008
by Seattle-GEDO-NN
Innaa-lilaahi Waa Inaa ilayhi Raajucuun:Geeridi wa xaq qof walbana waa dhimanayaa,waxaa caawo oo ay tariiqdu tahay 7/6/08 dil bareer ah oo toogasha loogu gaystay wariye Nasteex Daahir Faarax gudaha magaalad Kismaayo xilli uu ku sii jeeday gurigiisa.
Nasteex Daahir oo ahaa nin dhalinyara ah oo aan si gaar ah saxiibo u ahayn mudda lix sano ahna aan ka wada hawlgalnay qaybaha kala duwan ee qalabka warbahinta ayaa ahaa nin xabiib ah, daacad ah,hawl kar ah shaqadiisa ka adag, marna aan daalin hiigsanayay mustaqbal fog oo ah dhinaca mihnada saxaafada mudddo gaban gudaheedna guulo waa weyn ka gaaray dhinaca warbaahinta ayaa mustaqbalkiisii ifayay qadarta Ilaahay kasakow ay soo afmeereen dablay waxmagarata ah oo aan rajaynayo in cadaalada mar un la horkeeno si looga jaa`iseeyo hagarta iyo dambiga ay Ilaahy ka galeen,kasakow kan ay ka galeen ummada Soomaliyeed ee uu u hayay adeeg muhiim ah oo uu garab istaagnaa xilli adag oo la ugaarsanayo cid kastoo waxgaranaysa oo ay wariyayasha ugu horeeyaan.
Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan xaskiisa, eheladiisa, dhamaan ummadda Soomaliyeed, saxafiyiinta Soomaliyeed ee uu ka baxay marxuumka iyo cid kastoo uu lasoo shaqeeyay,waxaan ilahay uga rajaynayaan inuu ka waraabiyo janadii Fardowsa inshallah.
Waxaan anigoo ku hadlayo magaca hawlwadeenada,dhamaan wariyayasha iyo qoyska Gedonet tacsi tiiraanya leh u diraynaa imar kale ntuu uu ka baxay wariye Nasteex Daahir Faarax anagoo sidoo kale si adag oo aan kal go` lahyn u cambaraynayo dilkaasi foosha xun. Waxaan kal dalbanaynaa maamulka,odayaasha dhaqanka,siyaasiyiinta,waxgarada magaalada Kismaayo inay u istagaan sidii cadaalada loo horkeeni lahaa dhagar qabahii gacantiisa ku dilay marxuum wariye Nasteex Daahir Faarax.
Ma ahan markii ugu haoraysa wariye dil loogu gaysto gudaha magaalada Kismaanyo iyadoo sanadkaan bilowgiisii oo ay tariiqdu hayd 28/1/2008 qarax lala beegsaday gaari ay la socdeeen shaqaalo ajaanib ah iyo wariyihii GEDONET ee magaalada Kismaanyo marxuum Xassan Kaafi Xareed Axmed oo ilaa hadda maamulada taagta daran ee magaalada Kismaanyo marar kala duwan looga dhawaaqo aysan wax la taaban karo ka qaban cidda gaysanaysa dilalkaan qorshaysan ee lagu laynayo wariyayaasha iyo shaqaalaha hayadaha samafalka.
Waxaan mar kale ku celinaynaa oo aan codsanaynaa inay markaan noqoto markii la iska kaasahn lahaa in gacanta lagu soo dhigo dhgarqabihii gaystay dilkii wariye Nasteex Daahir Faarax.
Agasimaha Iyo Tifaftiraha Shabakada Warbaahinta Gedo News Network
C/risaaq Cali Adam(Jeesteeye)
Seattle,Washington

Voltage,
The sad thing is its not Somalia thats a hellhole. I know people that go to Hargeisa, Borame, Bossaso, Galkacyo etc. every summer. The problem is anything south of Baraxley.
The sad thing is its not Somalia thats a hellhole. I know people that go to Hargeisa, Borame, Bossaso, Galkacyo etc. every summer. The problem is anything south of Baraxley.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: BBC Kismayo killed by Hutus
I would say Puntland is between Somaliland and the hell hole south of Baraxleey.Murax wrote:Voltage,
The sad thing is its not Somalia thats a hellhole. I know people that go to Hargeisa, Borame, Bossaso, Galkacyo etc. every summer. The problem is anything south of Baraxley.
Murax the more I try to delve intelligently into the reasons why south Somalia is the way it is the more I realize the sense of unity and solidarity that Somalilanders and Puntlanders really had to form in order to effectively resist the Siyaad Barre government played in their favor in the civil war.
These are people who were driven into the Bush and were really forced to organize and appreciate the effect of leadership and sense of governance in order to resist Siyaad. As soon as the civil war happened, their territories inherited the tradition of their resistance and were effectively saved from the destruction and doom of the south due to the absence of governance that puts emphasis on law and order.
The south on the other hand fell into anarchy and warlords rose up taking the mantle of control at the EXPENSE of the masses. The power vacuum that formed then still continues today and all the destruction and perversity we see today is a direct result of that.
May God punish the warlords and the legacy of destruction they wrought on our people.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1261 Views
-
Last post by Murax
-
- 22 Replies
- 173 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 14 Replies
- 973 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 3 Replies
- 608 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 4 Replies
- 582 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 64 Replies
- 4517 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 20 Replies
- 2989 Views
-
Last post by axmadgurey