Adiga dhaqanka soomaalida ayaadan wali baran. ma maqashay ragu waxey dhihi jireen "Naag Been Ku soo xero gali, runa Ku dhaq"
Horta anagu xaggayaga ,
dharka ayaynu dhaqana , ibna aadan la dhaqo , waa ii kow !
Midda labaad si qalad ah ayaad u fahanteen hadaladaa.
Been ku soo xeree marnaba kama dhigna
been u sheeg .
Madaama ay gabadhu mar Alle iyo marka la guursado , reerkaaga {
adiga oo ninkii gursanayay ah} ay usoo guurayso , ciyaalka ay ku dhasho tolka ku soo biirinayso etc..ect ta qudha ee laga doonayo waxa weeye inaad
samir iyo dulqaad kula dadaasho hadday mukur iyo waxooga is yara ad-adkayso intaa hore , inagoo iska wad og in marmar qarkood ay iska yara dabeecad adkaadan dumarku.
Waa ba intaa, ninkii fahmayow micnaha
rasmisga ah ee ku qarsoon hadaladaa.
Beentu waa xaaran , Ilaah ba inaga mamnuucay , somalidu na waa ummad muslin ah weeye.
Prof Ina Baxar .