Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Abtiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 266
Joined: Fri May 16, 2008 11:10 pm

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by Abtiga »

^ That must be waqooyi mentality where the man wants, the man gets it. Isn't love mutual? Ninka naagta markuu jeclaado ma iska guursanaayaa mise iyadana waa inay ka heshaa oo oggolaataa intuu guursan ka hor?

Waa runtaa, isku dhaqan ma aha soomaalida, reer waqooyiga mid adigoo kale ah oo caqliga wax dhiman yahay yaa ina adeertii lagu luggooyaa :lol: :lol: She has no choice I suppose but to marry the family retard.



:lol: :lol: :lol:
RebelLion
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2259
Joined: Mon Apr 14, 2008 3:33 pm

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by RebelLion »

reer waqooyi dhaqan:

Qisadan Kufsigan axmaqnimda ah ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada New-hargeysa mudo laga joogo 2-habeen ka hor.

4ta nin ayaa waxaa ay ka sahqeynayeen basaska magalda Hargeysa siiba Xaafda New-Hargeysa,halkaaso inanta yari ay ka mid ahayd rakaabkii baska ay markaa ay wadeen,kadib waxay dhaafiyeen meeshii ay ku dagi lahayd inanta yari oo ahayd rakaabkii ugu danbeeyey ee markaa baska sarnaa,iyaga oo la tagey Dooxa weyn ee magalad Hargeysa kuna bilaabey kufsi axmaqnimo ah.

DHIIG BAX AAN CADI AHAYN.

Inanta la kufsadey ayaa waxaa soo gaadhey dhiig bax aan cadi ahyn oo uu sababey Kufsigu iyo jidh dil ay dhagar qabayashu u geeysteen,iyada oo imanka lagu daweynayo Dhakhtarka hargeysa.

Dhagar qabayaasha ayaa hada waxa ay ku xidhan yihiin saldhiga Poliska Xafda New-Hargeysa dhamaantoodna waa Somalilander

subxaanala ilaahay noo sahal
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by The_Emperior5 »

mayeee reer woqoyigu wa islaam dee Tusaale waxay uu soo qataan markuu nabbi maxammad khayru khaluqullah uu yeedha inantiisa yaa bintii fatima , Sayidka uuu inadeerkay baanu siinaya Aaboo maxaad ka qabtaa , fatima binta rasuul way ka amuustay , markay ka amuustay uu xishood kuu iyo sharaftii lugu yiiqiinay ehlka rasuulka ayuu gartay anigu inanta waxaan siinayaa Sayidkii sayid cali ibn abu thalib ibn cabdulmutallib Ibn cabdulmunaf ibn hashim

Marka gabadha Ninka wala siiyaa , wasiidu rasuulkeenii samayn jiiray , dee wa hadaad rasuulka aaminsantahay
dee idinka talyaanii baa idin barray jacaylka iyo waxa been beenta aan jiirin
User avatar
Abtiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 266
Joined: Fri May 16, 2008 11:10 pm

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by Abtiga »

Rebellion, these men are drug addicts who have nothing to do with their clan. Soomaaliyana meel walba naagaha waa lagu kufsadaa when the bad guys get opportunity to do so.

It happens in Bosaso refugee camps.
It Happens in Muqdisho.
It happened in Hargeysa now and before.

It is not a clan doing it but individuals and groups of men.


Emperior

Gabadha Bikrada ah marka la soo doonto waa in laga helaa fasax/permission, fasaxeedana waa aamus, iska guuri wax la yiraahdo ma jiraan. If she objects to the marriage, she can not be forced. Naagta garoobta ahna iyadaa is bixin karta. Islaamka waa sidaa. Halka nacas ina adeerkeed ah laga siin lahaa, maa nin maskax leh lagu daro?

Jacaylna reer waqooyigaa laga soo gaaray, yuu ahaa Cilmi Boodhari? Qabrigiisaaba loo shukaansi tagaa sida la sheegayay.

:lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by The_Emperior5 »

haa wa runta iska guurii ma jirto laakin naag iyadu nin doonta na ma jirto oo tirahada ninka iii meheriya intay odayasha soo dhex fadiisato naagta edeb baa lugu yaqaana , naag la soo furray uu dhor ciyaala laga soo tuuray thats another story laakin miid bac ku xidhan uu aan la tabaan , wala siinaya ehelkeda waxay nin abaheed uu soo doorray kuu diido ayaabaan jiirn because abaheed wax xun la dooni mayoo, ma fahantay anigu imika gabadhayda yar , reer ehelka ayaan la doonaya uu fiican markay weynato inan siiyo
User avatar
Abtiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 266
Joined: Fri May 16, 2008 11:10 pm

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by Abtiga »

Emperior, ka waran gabadhaada hadday ku tiraahdo wiil wanaagsan oo dariskaan jeclahay ama iskuulka aan isla dhigano? maxaad samayn lahayd? Badiyo laguma noola waayahan dambe oo gabdhaha ariga raaca xataa waxay haystaan mobile, mid in kaar qabe ah oo shukaansado lama waynaayo adigoon ka warqabin :lol: :lol:


At least gabadhaada ku kori meel reerkaaga deggan yahay si hadhoow wiilasha ay ku ag kortay midkood aa ugu guurisid.


Aniga qabiil lugta ugama xirni, my kids will be the same, any somali will do fine.
Last edited by Abtiga on Fri Jun 20, 2008 3:49 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by The_Emperior5 »

haa dee laakin waayii meysiid ehel dad baddan uu family waanu is ag daganahay uu dee loo wayii mayo
odhan maysso siidan uu korrinayo waa siidii islaamka jacayl iyo waxaasii ma jirto reer mashayiikh ayaanu nahay marka jacayl iyo waxaas anagu shuqul juhala baanu uu naqana , inaabtigeed labaad baa ku fiicnaan doona balankii ilahay
uu isku generation ay yihin aabuhu awlaadiisa wax fiican buu la doonaya , Anigu intan noolahay dadka aad ehelka aad tihin ayu reerku dhiismaya , hadaan dhinto ,marka waxay doonta ha samaysso , akhiro ba baan marka aaday
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by Madmadoobe »

[quote="Abtiga"]Emperior, ka waran gabadhaada hadday ku tiraahdo wiil wanaagsan oo dariskaan jeclahay ama iskuulka aan isla dhigano? maxaad samayn lahayd? quote]

Dadka minority ga ah ayaa saas u fekira waryaa; wiil aan deris nahay kulahaa :lol: ! War anigu gabdhaheyga mid aan adeer u ahay baan siinaya; ilaahow muu sida emperior oo kale iska suux suuxo haduu rabo :lol: .
User avatar
Nature_Jigga
Posts: 53
Joined: Thu Jun 19, 2008 6:02 am
Location: Guantanamo Bay

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by Nature_Jigga »

God wiv deze weddingz, here's Abdullah Yusufs son!! MAN Mali gurlz dunno how da fck 2 choose, fallin 4 this shiiiiit :shock:

Image
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get

Post by Executive »

Abdullahi Yusuf wa la gartay, Who is Si'laanyo? :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”