Page 2 of 2
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:14 am
by Abtiga
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:16 am
by RebelLion
reer waqooyi dhaqan:
Qisadan Kufsigan axmaqnimda ah ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada New-hargeysa mudo laga joogo 2-habeen ka hor.
4ta nin ayaa waxaa ay ka sahqeynayeen basaska magalda Hargeysa siiba Xaafda New-Hargeysa,halkaaso inanta yari ay ka mid ahayd rakaabkii baska ay markaa ay wadeen,kadib waxay dhaafiyeen meeshii ay ku dagi lahayd inanta yari oo ahayd rakaabkii ugu danbeeyey ee markaa baska sarnaa,iyaga oo la tagey Dooxa weyn ee magalad Hargeysa kuna bilaabey kufsi axmaqnimo ah.
DHIIG BAX AAN CADI AHAYN.
Inanta la kufsadey ayaa waxaa soo gaadhey dhiig bax aan cadi ahyn oo uu sababey Kufsigu iyo jidh dil ay dhagar qabayashu u geeysteen,iyada oo imanka lagu daweynayo Dhakhtarka hargeysa.
Dhagar qabayaasha ayaa hada waxa ay ku xidhan yihiin saldhiga Poliska Xafda New-Hargeysa dhamaantoodna waa Somalilander
subxaanala ilaahay noo sahal
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:19 am
by The_Emperior5
mayeee reer woqoyigu wa islaam dee Tusaale waxay uu soo qataan markuu nabbi maxammad khayru khaluqullah uu yeedha inantiisa yaa bintii fatima , Sayidka uuu inadeerkay baanu siinaya Aaboo maxaad ka qabtaa , fatima binta rasuul way ka amuustay , markay ka amuustay uu xishood kuu iyo sharaftii lugu yiiqiinay ehlka rasuulka ayuu gartay anigu inanta waxaan siinayaa Sayidkii sayid cali ibn abu thalib ibn cabdulmutallib Ibn cabdulmunaf ibn hashim
Marka gabadha Ninka wala siiyaa , wasiidu rasuulkeenii samayn jiiray , dee wa hadaad rasuulka aaminsantahay
dee idinka talyaanii baa idin barray jacaylka iyo waxa been beenta aan jiirin
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:29 am
by Abtiga
Rebellion, these men are drug addicts who have nothing to do with their clan. Soomaaliyana meel walba naagaha waa lagu kufsadaa when the bad guys get opportunity to do so.
It happens in Bosaso refugee camps.
It Happens in Muqdisho.
It happened in Hargeysa now and before.
It is not a clan doing it but individuals and groups of men.
Emperior
Gabadha Bikrada ah marka la soo doonto waa in laga helaa fasax/permission, fasaxeedana waa aamus, iska guuri wax la yiraahdo ma jiraan. If she objects to the marriage, she can not be forced. Naagta garoobta ahna iyadaa is bixin karta. Islaamka waa sidaa. Halka nacas ina adeerkeed ah laga siin lahaa, maa nin maskax leh lagu daro?
Jacaylna reer waqooyigaa laga soo gaaray, yuu ahaa Cilmi Boodhari? Qabrigiisaaba loo shukaansi tagaa sida la sheegayay.

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:34 am
by The_Emperior5
haa wa runta iska guurii ma jirto laakin naag iyadu nin doonta na ma jirto oo tirahada ninka iii meheriya intay odayasha soo dhex fadiisato naagta edeb baa lugu yaqaana , naag la soo furray uu dhor ciyaala laga soo tuuray thats another story laakin miid bac ku xidhan uu aan la tabaan , wala siinaya ehelkeda waxay nin abaheed uu soo doorray kuu diido ayaabaan jiirn because abaheed wax xun la dooni mayoo, ma fahantay anigu imika gabadhayda yar , reer ehelka ayaan la doonaya uu fiican markay weynato inan siiyo
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:43 am
by Abtiga
Emperior, ka waran gabadhaada hadday ku tiraahdo wiil wanaagsan oo dariskaan jeclahay ama iskuulka aan isla dhigano? maxaad samayn lahayd? Badiyo laguma noola waayahan dambe oo gabdhaha ariga raaca xataa waxay haystaan mobile, mid in kaar qabe ah oo shukaansado lama waynaayo adigoon ka warqabin
At least gabadhaada ku kori meel reerkaaga deggan yahay si hadhoow wiilasha ay ku ag kortay midkood aa ugu guurisid.
Aniga qabiil lugta ugama xirni, my kids will be the same, any somali will do fine.
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:48 am
by The_Emperior5
haa dee laakin waayii meysiid ehel dad baddan uu family waanu is ag daganahay uu dee loo wayii mayo
odhan maysso siidan uu korrinayo waa siidii islaamka jacayl iyo waxaasii ma jirto reer mashayiikh ayaanu nahay marka jacayl iyo waxaas anagu shuqul juhala baanu uu naqana , inaabtigeed labaad baa ku fiicnaan doona balankii ilahay
uu isku generation ay yihin aabuhu awlaadiisa wax fiican buu la doonaya , Anigu intan noolahay dadka aad ehelka aad tihin ayu reerku dhiismaya , hadaan dhinto ,marka waxay doonta ha samaysso , akhiro ba baan marka aaday
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 3:54 am
by Madmadoobe
[quote="Abtiga"]Emperior, ka waran gabadhaada hadday ku tiraahdo wiil wanaagsan oo dariskaan jeclahay ama iskuulka aan isla dhigano? maxaad samayn lahayd? quote]
Dadka minority ga ah ayaa saas u fekira waryaa; wiil aan deris nahay kulahaa

! War anigu gabdhaheyga mid aan adeer u ahay baan siinaya; ilaahow muu sida emperior oo kale iska suux suuxo haduu rabo

.
Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 7:32 am
by Nature_Jigga
God wiv deze weddingz, here's Abdullah Yusufs son!! MAN Mali gurlz dunno how da fck 2 choose, fallin 4 this sh
iiiiit

Re: Si'Laanyo's Son to get married and Abdullah Yusuf Son to get
Posted: Fri Jun 20, 2008 11:01 am
by Executive
Abdullahi Yusuf wa la gartay, Who is Si'laanyo?
