Anigu nin xoolo ragg kalle xalaaleysta uu ku sheego wa qulil anfal uu wanu qaadanyna waxanu helno na siidu nabiigu uu qeybiin jiiray baan uu qeybsanayna yaa waxa arkay uu kalle
Anigu nin lix naagood qabbay sharcigii ilahay dhigay iyo rasuuulkiisa mu adeeciiin
Anigu nin khamriga cabba uu yidhi khamrigan wadd iidoor baaan ka dhex arka Mumin uma aqaan
Afcourse he dident like the english kamay ahayn gaal nacayb iyo waxaaa noocaas aah lacag cashuur dawlada ingreeska ka qaadeysey uun buu diiday . isaga doonaye inu meesha emir ka noqdo meesha na uma dhallan
darawishtan lugu sheegayo waala wadda gallay wana laga wadda baxay suldan nur darawishta laftigeeda burco luguga dhawaaqay markay h.y iyo hj rabshado riiidayn ingreeskii yaabay . ingreesku kabacdii wala heeshiya madax dhaqameedka dagaalku waa sii socday Sheikh bashir ba xata ku dhintay shahiid aha, Sayidkii sigeyste haday ka dhab ahayn lahayd jihaadka wuu ku dhiimaan laha siidii Sheikh bashiir. iyo siida maanta Adan xashi cayrow