PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
The_Emperior5 is it true that dabuujit president and dhaahir riyaale are cousins? real cousins?
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
Djibouti is 35% CanfarDR-YALAXOOW wrote:video-ga ciidamada jabuuti markii ay gaardinayaan waxay ku heesayaan. af soomali?
waxaan la yaabey aawey cafartii. maadaaba jabuuti ay tahay almost 50% canfar.
waxaad mooda mr geele markuu madaxweyne noqdey inuu af soomaligii noqdey luqada rasmiga ah ee jabuuti.
xitaa raiisal wasaaraha jabuuti dileeyta maxamed dileeyta canfar ah af soomali ayuu ku hadlaa.
waagi hore canfarta waa islkala weeynaan jireen inay ku hadlaan af somali. waxay ku hadli jireen faransiis ama canfar kaliya.
Somalis are 60% of the population.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
riyaaale qab daranaa diyaaradaha markuu sii korayo, waxaad moodaa dabakafuul ama kirishbooy.
dhinaca kale ciidanka qaldaanland waxay wataan dharkiii UNDP ay ugu deeqday uniformka.
xitaa republic of qaldaanland waa awoodi waayeen inay booliiskoda uniform u gaar ah u sameeystaan""
dhinaca kale ciidanka qaldaanland waxay wataan dharkiii UNDP ay ugu deeqday uniformka.
xitaa republic of qaldaanland waa awoodi waayeen inay booliiskoda uniform u gaar ah u sameeystaan""
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
Daahir riyaal, the samaroon pimp. 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
dr yalaxow af somaliga is spoken in djibouti bye its people af fransis and carabi schoolada lugu barta
laakin djibouti somalida uu baddan xata canfarta af somaliga ku hadahso if you see a canfari person ama miid ciisha u wont see the diifrence marka hadu qofku af somali ku hadlo wa somali sxb siida bantuga afsomaliga ku hadla
xata guurla labbda qawmiyad wuu jiira so dhiigu wuu is dhex gallaya
laakin djibouti somalida uu baddan xata canfarta af somaliga ku hadahso if you see a canfari person ama miid ciisha u wont see the diifrence marka hadu qofku af somali ku hadlo wa somali sxb siida bantuga afsomaliga ku hadla
xata guurla labbda qawmiyad wuu jiira so dhiigu wuu is dhex gallaya
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
surrender wrote:The_Emperior5 is it true that dabuujit president and dhaahir riyaale are cousins? real cousins?
ilmaabtii labaad
- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
The_Emperior5 wrote:Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo u amba baxay Jabuuti
Written by qarannews
Jun 22, 2008 at 12:10 PM
Hargeysa (Qaran news)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir R ayaale Kaahin , oo hogaaminaya Wefdi balaadhan oo ka tirsan Xukuumada Somaliland, ayaa manta 12.30kii u amba baxay Magaalo Madaxda Jamhuuriyada Jabuuti.
Socdaalka Madaxweynaha oo qaadan doona muddo laba maalmood ah , waxa uu marti qaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti ,mudane Ismaciil Cumar Geelle waxana la filayaa in wada hadalo rasmi ah la yeelan doono xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti , oo ay ka wada hadli doonaan sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah.
Wefdigaasi uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin hogaaminayo , waxa kale oo ka mid ahaa Marwada Koowaad ee Madaxweynaha , Wasiirada Arrimaha Dibada , Arrimaha Gudaha, Maaliyada , Wasiir xigeenka Warfaafinta , Madaxa Sirdoonka Qaranka iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha''.
Dhinaca kale , waxa Madaxweynaha iyo wefdigiisa ku sii dhaweeyay madaarka Hargeysa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , Wasiiro , Xildhibaano ka tirsan Guurtida iyo Wakiilada , Madax sare oo ka tirsan Dawlada Somaliland iyo dadweyne aad u tiro badan , kuwaasi oo ku sii sagootiyay Madaxweynaha caleemo qoyan.
Warka Madaxweynaha oo faah-faahsan iyo sida loogu soo dhoweeyey Magaalada Jabuuti dib ayaanu idinku soo gudbin doonaa ee kala socda shebekada Qarannews.
Qaran News, Hargeisa
Somaliland
False hopes.
Last edited by salafi_student on Sun Jun 22, 2008 11:58 am, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
salafii what hopes u talking about maan ku fahmiind
ama what false hopes
dadka somalidu wareer badnaa
ama what false hopes
dadka somalidu wareer badnaa
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
canfarta waa dad aad iskula weeyn. waa ay iskala weeyn yihiin inay af soomali ku hadlaan,
ciisahana ma guursadaan oo waaba ay yasaan, gabar hooyadeed canfar tahay ayaa ii sheegtay xaqiiqdii.
dhinaca kale ismaaciil cumar geele waa nin aad u fiican xaqiiqdii jabuuti waa uu soomaliyeeyey. telefishinka jabuuti waagii hore almst 90% af faransiis ayuu ahaa.maanta waa tv soomali, xitaa MOGADISHU waa u jooga wariye si toos ah uga soo hadlo RTD tv JABUUTI WARKEEDA 16 JUUN daawo.
VIVA JABUUUTI

ciisahana ma guursadaan oo waaba ay yasaan, gabar hooyadeed canfar tahay ayaa ii sheegtay xaqiiqdii.
dhinaca kale ismaaciil cumar geele waa nin aad u fiican xaqiiqdii jabuuti waa uu soomaliyeeyey. telefishinka jabuuti waagii hore almst 90% af faransiis ayuu ahaa.maanta waa tv soomali, xitaa MOGADISHU waa u jooga wariye si toos ah uga soo hadlo RTD tv JABUUTI WARKEEDA 16 JUUN daawo.
VIVA JABUUUTI

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
dr yalaxow its good to see inad ciid tageersantahay besides mudulood good walahi waxa la mooda inay insaannimadadii kordheysso. ismacil cummar geele wa wadanii dee wadankiisa wuu jecelyahay ciidanka wuu dhiisay schoolada wuu hagaajiye shaqooyiinku wuu kordhiye dekkada djiboutii Carab buu ka kiireyee
thigs are good for Djibout he is making a bridge between yemen and Djbouti for us the ahl al bait to invade jerusalem
thigs are good for Djibout he is making a bridge between yemen and Djbouti for us the ahl al bait to invade jerusalem
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
mr ismaaciil geele and republic of jabouti are also COMMITTED sovereignty, unity and territorial integrity of Republic of Somalia.
:

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
Riyaale in jabouti, I hope he stays their for good and doesnt come back.
Geljire5 get beck in the circus you clown
We dont love jabouti and jabouti dont love us, period.
Geljire5 get beck in the circus you clown

We dont love jabouti and jabouti dont love us, period.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
Fili hindi waxaan ahayn maba yaqaanan walanwentu
Cafartu af somali ga ku ma hadli jirin berigii hore ... cisaha ma guursadan .. blablabla..balbalbla

Cafartu af somali ga ku ma hadli jirin berigii hore ... cisaha ma guursadan .. blablabla..balbalbla

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
Ina baxaro you going to take good care of of mujahid riyaale
You are an asset to djabouti, the way all these leaders come back from that pi.sshole with smiles on their faces.

You are an asset to djabouti, the way all these leaders come back from that pi.sshole with smiles on their faces.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: PRESS DAAHIR RAYAALE ON HIS WAY TO DJIBOUTI
general duufle arimo ka waweyn ba meesha ka socda ka weyn duufkaga
marka cagoo maydho sharabadada na iska saar intanad cagoo maydhan
marka cagoo maydho sharabadada na iska saar intanad cagoo maydhan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 35 Replies
- 1660 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 680 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 2 Replies
- 376 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 18 Replies
- 982 Views
-
Last post by The_Emperior5