This is what i love about summer...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: This is what i love about summer...

Post by S-D-M »

[quote="xidigow"][quote="S-D-M"]

You are gaining weight in Somalia?...........This is the joke of the year.........Its like selling/ marketing slim fast in ethiopia :lol: :lol:[/quote]

SDM,
Aniga iyo adiga Soomaaliya isku si uma noolin. Aniga here all I eat is HILAB GEEL iyo CAANO GEEL.[quote="GRANNY"][quote="xidigow"]102Kg as of this morning.[/quote]

:shock: cuntadi baad badsatey amba waa da'daada ayaa wayn baan filaya..dadko markey yara waynaadan aad bay oo naaxan...macanihi jirko faatka mu gubi karo anymore. :lol:[/quote]

Labadaba been kuma aadan sheegin. I am old next week I will be 53 years old (Alxamdulilaah) , raashinkana waa runtaa oo aad baan u cunaa. 3-4kg oo hilib geel ah, iyo 5ltr oo caano geel ah maalin kasta[/quote]

It has nothing to what you eat.........It all has to do with the heat that frys your behind...I was in Somalia not that long ago with the Benjamines and still shade couple pounds...

Also who said cano geel ama hilib geel waa lagu burtaa.......The only where you will gain weight is the belly.........Minjo basto and calool dheer........

Ilaah ha kusiyaadsho awoowe
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: This is what i love about summer...

Post by xidigow »

GRANNY wrote:Xidigow

bisinka iyo yaasinka...ilaahy ha ku siyaadiyo :shock:
naga taghanag bismileysane..hadaad i ag joogi laheyd xooga yar oo Cusbo ah iyo xoogaa Qaxwo iyo caleesn shaah baa kaa daba firdhin lahaa. :lol: :lol:
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: This is what i love about summer...

Post by SummerRain »

xidigow wrote:
GRANNY wrote:Xidigow

bisinka iyo yaasinka...ilaahy ha ku siyaadiyo :shock:
naga taghanag bismileysane..hadaad i ag joogi laheyd xooga yar oo Cusbo ah iyo xoogaa Qaxwo iyo caleesn shaah baa kaa daba firdhin lahaa. :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

There is no coming back from this one HELWAA.
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: This is what i love about summer...

Post by AyeeyoH »

Xidigow

Waar tii danbiga ahayd baad cuntay walle...nabiga csw wuxu yedhi adigo wali cuntada dooneya ka tag....if we followed the sunnah it would be no fatness. :up:
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: This is what i love about summer...

Post by AyeeyoH »

Ismahan123 wrote:

Ismahan adigo halkaa dhag wayn soo dhig...horta why did stop posting ur x- rated topics..i missed them :lol: :lol:
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: This is what i love about summer...

Post by xidigow »

GRANNY wrote:Xidigow

Waar tii danbiga ahayd baad cuntay walle...nabiga csw wuxu yedhi adigo wali cuntada dooneya ka tag....if we followed the sunnah it would be no fatness. :up:
macaaneey saas mahan, diintana ha ila aadin. I am 100% sure inaan tii saxda aheyd cunay.

Ismahaan,
Iga qalee dee ha igu soo jiheyne :lol: :lol: :lol:
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: This is what i love about summer...

Post by AyeeyoH »

Xidigow

Cuntada iska yaree yaa akhi..is not good for ur heart at ur age...ma waxaad rabta inay xididado ku istaagan oo wadno xanuun ku danbaysid..be careful you are not getting younger.. :lol: :lol:

Image
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: This is what i love about summer...

Post by xidigow »

GRANNY wrote:Xidigow

Cuntada iska yaree yaa akhi..is not good for ur heart at ur age...ma waxaad rabta inay xididado ku istaagan oo wadno xanuun ku danbaysid..be careful you are not getting younger.. :lol: :lol:

Image

daawaan u haysaa taa, mar gooniyah ayaan dhagta kuugu sheegi doonaa inshallahn :up:
AyeeyoH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2203
Joined: Sun Jan 06, 2008 4:10 pm

Re: This is what i love about summer...

Post by AyeeyoH »

wager maxaa dhagtayda ku geeyey....just simpel so xarxariiq waxaad rabtid inaad sheegtid. :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”