Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray

Post by The_Emperior5 »

BABYGIRL123 wrote:
The_Emperior5 wrote:maxa meesha calacaal keenay ma xaq ba ina gaalada dalka yimada for fasax la afduubo
Mid yaroo kala qalqoolaca ina tahay marku arku ku dhafaay and you rushed to his aid fuleeysana lol wuu ku naxaay he would of but that cagdheer on your face. :lol:

Yes hoog badnida galaada maxaad udifaci orood iraq iyo falastiin difaac muslinka baa ku bahane or go free your self from ethiopia.


huuno lord lipdick he came in peace to me aroos baanu ku kulanay parkingka agtiisa hadal fiican buu ila yimid haadu dagaal rabbay huunu umaan joogiyeen oo awoowgii baan qabriga kala soo bixii laha

muslinka dagaalka ku jiira ilahay ba la jiira
laakin ilahay quraankisa wuxu ku yidhi if a kafiroen come in peace 2 you treat him in a peacfull way surah al anfal. spoile of war xaq maha inad dad dalxiis aah inay dad xun xun uu warsangaly aah afduubaan
godness
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 932
Joined: Mon Jul 02, 2007 1:49 pm

Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray

Post by godness »

BABYGIRL123 wrote:Who is a fish face Say warsangeli with respect dameryahoow :arrow:
NAYAAA .. WEN DID WARSENGELIS BECOME FISH FACED .. :roll:

S-NET DNT KNOW THE TRUE RULERS

WHICH IS WARSENGELIS .. BIG UP HARTI ..

SOOL IYO SANAAG .. 8)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland troops searching for terorist inside lasqoray

Post by The_Emperior5 »

HOYGII WARSANGELI EE TAARIIKHEED EE LAASQORAY OO MALEESHIYO BEELEEDKA SOMALILAND GACANTA U GALEY

--------------------------------------------------------------------------------

Bosaaso:- Warar lagu kalsoon yahay oo ka imanaya magaalada aasaaska u ah beesha Warsangeli ayaa waxay sheegayaa in maleeshiyo beeleedka Somaliland ay iridka hore ee magaalada soo degeen iyagoo aan wax iska caabin ah la kulmin isla markaana ciidanka difaaca Sanaag uu u baxay dhinaca Buurta kulaaleysa magaalada hab istaraatiji ahaaneed.

Laasqoray oo aan weligeed cid aan ahayn beesha Warsangeli gacanta u gelin ayaa iridka magaalada waxaa soo galey ciidamo beeleedyo uu wato ninka lagu magcaabo General Xaashi Dheere uu beel ahaan u dhashey Habar Awal.

Laasqoray oo hada laga xagaa baxay ayaa waxaa ku sugan dad yar isla markaana ciidankii joogey uu u kulaaley dhinaca Buurta.

Somaliland ciidankan xooga leh oo ay usoo dirtey Laasqoray ayaa waxay dadka deegaanka ku abuurtey is urursi qabiileed iyadoo ay jiraan ciidamo beeleedyo isku urursadey buuraha Calmadow.

Dhinaca kale ciidamo u qornaa Somaliland uu u dhashey Sanaag ayaa waxaa laga soo waramayaa in qaar ka mid ahi ay ku biireen maleeshiyo beeleedka Warsangeli.

Wararkan ayaa ah kuwo horudhac isla markaana is bedeli kara waxaana xusid mudan iney adagtahay xiriirka taleefanada iyadoo sida aanu kor kusoo xusney ay dadkii intiisa badani ka xagaa baxeen.

La soco wixii tafaasiil ah..

LaasqorayNET/Bosaaso
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”