Page 2 of 2

Re: Latest news in hargeysa riigii hargeysa o uu lugeeye borama

Posted: Wed Jul 09, 2008 3:20 pm
by X.Playa
Fu.ck out of here !! ha inala qabsan baa lagu yidhi , gudhu !!
:D :D :D :D :D :D :D

ma naag la shukaansanayaa?? waar ilay habar nurse ka ahaan jirtay jabuuti af rijaal ba barato.

Re: Latest news in hargeysa riigii hargeysa o uu lugeeye borama

Posted: Wed Jul 09, 2008 3:32 pm
by SahanGalbeed
X playa , adeer miyaad iska caga dhigatid, ilaa iyo carabtii aad ku xoqonaysay baa ku soo turtay maalintii dhoweed e.
Aqli xumidaa niyow , miyaanad damiir lahayn ?

Historian baad isku sheegta , debate baa meesha ka socdaad tidhi , :lol:
Ninkii qudha ee carabka aha ee ku jawaabayna wuxuu ku yidhi
" Af carabiga halkee lagugu baray ?" :lol:
Ina Lilah waa ina Ileehi rajicuun .

Keligaa ba isla hadlaya e , ee maxaad inoogu soo xidhay the link ?

Re: Latest news in hargeysa riigii hargeysa o uu lugeeye borama

Posted: Wed Jul 09, 2008 4:01 pm
by SahanGalbeed
Bahal xunoo xamaqta cabta , oo marna HJ is hoos dhigta , marna Habar Gidirtu waa garxajis halkaa iyo koonfur u kacay inagu yidhi baad tahay X-playa.
Anigu ku wanjali maayo , kuna la qosli maaye , waxaad tahay baan ku sheegaya laakin :lol:
Muuse cabdalle baan ahay baad tidhi , HY-tii na maxaa HJ-di idin geeyay baad ku laysay .
Haddana "professor" nimadadaa ayaan ku tusaya inaaney wax ka jirin , xamagle :lol: