Page 2 of 2

Re: SAHAN GALBEED

Posted: Tue Jul 29, 2008 12:38 am
by Advo
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ costa

Re: SAHAN GALBEED

Posted: Tue Jul 29, 2008 9:29 am
by SahanGalbeed
Well barkinta waxaad ka helaysa sariirta dusheed.
Sariirta waxaad ka helaysa qolka gudahiisa .
Qolku wuxu ku yaal guriga dhexdiisa .
Going by what he just said , dee berigey sida dugaaga somalidu dibad seexad ka ahayd baynu guriyo lahayn .

Markaa in Costa reerka soomalida uga horeeya inu halkaa inoogu qirtay iyo TVga sweden Calsberg-tu inaga dhex tustay , isagaa inoo sheegi doona insha Allah marku soo tooso.

MJ, iyo Mareexan iyagu wax lala hadlaba ma'aha

Re: SAHAN GALBEED

Posted: Tue Jul 29, 2008 9:44 am
by HAABO75
Sahan waa amaan

waxii badoow ahaa xabad isla dhaca

dadka xadhaarada lehna dhiig iney kala galaan lagama yaabo

you was supposed to thank me

Re: SAHAN GALBEED

Posted: Tue Jul 29, 2008 9:50 am
by SahanGalbeed
Dee anigu uun baa ku fahmay

Eeg hadda bal waxaan idhi
Markaa in Costa reerka soomalida uga horeeya inu halkaa inoogu qirtay iyo TVga sweden Calsberg-tu inaga dhex tustay , isagaa inoo sheegi doona insha Allah marku soo tooso.
Markaa iney cay tahay iyo iney amaan tahay isaga ayuun ba inoo kala sheegi weeye . :lol: