kambuli wrote:Helwaa,
Meelna kama bixine, intaan ka cadhoodey waxan uskaga ah ee ay ugu yeedheen, Test Drive, Somalinet Videos, ayaan haddana anigu isasoo cadho celiyey.Maadama ee meeshani tahay, meesha keliya ee aan forumkeeda wax ku qoro...Iskusoo wada duuboo, waxay igu noqotey, "Belo loo baahan yahay"
Walaal waa la iska indho tirah waxaas ta labaad hada sidii hore way dhaanta baan filaya,,,badanka maba imaada baryahan laakin mararka an imaado wax dabo qaawan ilaahy imu tusin
