Page 2 of 3
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 12:21 am
by Rightwing
8) ok xaaji xunjuf aka shariif31 aka suldaan

Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 12:24 am
by Goljano Lion
Rightwing
a question?
is Caali-Gaab a H-jeclo and r you so sure?
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 1:55 pm
by Rightwing
[quote="Goljano Lion"]Rightwing
a question?
is Caali-Gaab a H-jeclo and r you so sure?[/quote]
Sxb Cali-gaab waa wonnabe HJ, he's MJ and have HJ ayeeyo that's it.
The results of the DNA test proved negative for the presence of red blood HJ in him.
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 1:57 pm
by snuten2006
LOOOL @ HJ ayeeyo.
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 3:12 pm
by Rightwing
yes, HJ ayeeyo
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 8:45 pm
by Cali_Gaab
My paternal Ayeeyo is Hj indeed.
My maternal Ayeeyo is Dhullo but she seperated from her dhullo family as a child by her HJ mom so she's Hj aswell.
Rightwing, i thought u were Garxajis.
Anaga waxaa inoo suldaan ah Wadaniweyn
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 8:50 pm
by Goljano Lion
Cali_Gaab wrote:
My paternal Ayeeyo is Hj indeed.
My maternal Ayeeyo is Dhullo but she seperated from her dhullo family as a child by her HJ mom so she's Hj aswell.
Rightwing, i thought u were Garxajis.
Anaga waxaa inoo suldaan ah Wadaniweyn
il y,a pas du tout de honte a etre un dhuloz imbecil

Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 8:54 pm
by Cali_Gaab
du tout prick sieva ben sjusju dhimo
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Thu Jul 31, 2008 8:58 pm
by Goljano Lion
Cali_Gaab wrote:du tout prick sieva ben sjusju dhimo

like wise
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Fri Aug 01, 2008 12:54 am
by Rightwing
[quote="Cali_Gaab"]
My paternal Ayeeyo is Hj indeed.
My maternal Ayeeyo is Dhullo but she seperated from her dhullo family as a child by her HJ mom so she's Hj aswell.
Rightwing, i thought u were Garxajis.
Anaga waxaa inoo suldaan ah Wadaniweyn[/quote]
Cali gaab
Acording to yr avatar you must be Cismaan Mohammoud with HJ ayeeyo right?
Wadaniweyn ma Leelkasaa isna with HJ ayeeyo?
Sheikh Caato
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Fri Aug 01, 2008 10:10 am
by SahanGalbeed
Rightwing , habar wadaagey baad tahay ee aan kula yara taliyo walal.
Aniga sow arki maysid , kuwaan isku dhownahay baan horta ku bilaabay.
Hormood mid la odhan jiray iyo Biko , baan horta "shadhab , digtoonow!" idhi ma'ogtahay ?. Dhowr kalo sacad muuse ah oo iyaguna iska nacnaclayn jiray baan qabtay, halkaasan u baxay deetana HY-tii naxdin dadka gelin jirtay baan dabka ku jeediyay
Adigu cali i xaal waxan ka wada hadalka , xertan yaryar ee walanweynta la moodo ee HJ-da ah ....
"iya tahay" ninkii odhan jiray eed maanta ku sheegteen aqoonyahanka beesha ee ingiriiska uga soo duulay shirkan gar -adag lagu qabanayo

..yaa? kaasa soo galiyay halkan .
War nin Habar Jeclo asal , ku na dhashay , ku na soo koray ..yaa? dee mujaahidiinti la yiqin
adiga aya ka jooga , walaalkeyow .
Wax Alle iyo waxaad ku dhaqaado ba , maal iyo xoog hadday noqoto , waan kula barbar taaganahay.
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Fri Aug 01, 2008 10:31 am
by GENERAL_SNM
I'm leaving and would like to hand back my Besha HJ membership card.From today onwards I would like nothing more then not be associated with the assorted bunch more commonly known as Besha HJ.
PS Wadanweyna is the true black aden leader of beesha HJ.He has been democraticly elected by majority of HJ.
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Fri Aug 01, 2008 7:46 pm
by Rightwing
SahanGalbeed,
Laguu waran bro. horta waxbaa isku dhex yarehe qasan oo mudaan baadhayey halka sartu ka qudhuntay.
Wadaniweyn iyo cali gaab midna waa MJ Midna somaalidaa kale hase ahaatee midna ayeydii ayuu sheegtaa midna hooyadii.
Sababta sheegashada ku kalifaysaana inay ina tusaan in iyagoo HJ shaadhkooda gashan u Campaigngareeyaan Muqaawima iyo Somaliweyn.
Generalku isagu wuu ka duwanyahay, waayo waxaan maqlay inuu yahay nin aad u yar oo aan dalka xaalkiisa aad ula socon....haduuse fasax ku yarehe tako dalkii malaha wax iska bedeli lahaayeen.
Genenalsnm
You need to see the SL in person before you make any decisions bro.
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Fri Aug 01, 2008 7:49 pm
by Goljano Lion
Rightwing wrote:SahanGalbeed,
Laguu waran bro. horta waxbaa isku dhex yarehe qasan oo mudaan baadhayey halka sartu ka qudhuntay.
Wadaniweyn iyo cali gaab midnaa waa MJ Midna somaalidaa kale hase ahaatee mida ayeydii ayuu sheegtaa midna hooyadii
Sababta sheegashada ku kalifaysaana inay ina tusaan in iyagoo HJ shaadhkooda gashan u Campaigngareeyaan Muqaawima iyo Somaliweyn.
Generalku isagu wuu ka duwanyahay, waayo waxaan maqlay inuu yahay nin aad u yar oo aan dalka xaalkiisa aad ula socon....haduuse fasax ku yarehe tako dalkii malaha wax iska bedeli lahaayeen.
Genenalsnm
You need to see the SL in person before you make any decisions bro.
he needs H-jeclo re-education camp miyaa
Re: I'm acting Suldan to look after Beesha while TDH is away
Posted: Fri Aug 01, 2008 7:54 pm
by Rightwing
Goljano,
Mayee sxb wuxuu u baahanyahay inuu ogaado in waxkasta ay ka weyntahay Somalilandnimada
Sababaha ay Somaliland uga weyntahay dan reerna inuu ku sameeyo cilmi baadhis.