Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abgaalKING »

who are reer madina? 8)
afargoodle owns the land miyaad dhahday.
sxb,afargooble didnt fall from the sky markii xamar imaanayeen wadada caliyaalo ee soo marta ceel macaan ayey soo mareen waxayna weydiisteen ugaaska abgaal inuu marti galiyo oo ay marti yihiin dayniile ayaa la dajiyay waxayna ku sii faafeen ilaa afgooye,oowdhiigle,dameeraale :lol: iyo tisxiile oo ay la dagaan muduloodka dega meelahaa wacdaan,warsangali iyo wacbuudhan .
marka waa taa taariikhda afargoobleyaasha hiraab uun bey isku diraan laakin waa loo soo jeesan mar uun ayaga.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by ciyaal_warta »

deos it make sense a ximaar in ..ximaar out juz like the term in programing (Garbage in ..Garbage out)

waryaa murusade is here to stay ama afarqooble dheh ama dhurwaa dheh they own half of , dayniile gubta and barmuuda they will kick ur arse any day....they only real abgaal residents in xamar waa waceysle and reer mataaan other waa fake ass reer galgaduud iyo sh.dhexe :down: :down:
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abgaalKING »

war ma murusade ayaa aniga ximaar igu caaynaya.
any way,murusade waxaan ula dhaqanaa sida second class ppl mayor and govornor anaga baa leh ayaguna kuxigeen waa clan politics waligiis socan jiray. :down:
xamar yaa leh hadii lays weydiiyo murusade daaqada ayuu kabaxaa. :down:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by ciyaal_warta »

[quote="abgaalKING"]war ma murusade ayaa aniga ximaar igu caaynaya.
any way,murusade waxaan ula dhaqanaa sida second class ppl mayor and govornor anaga baa leh ayaguna kuxigeen waa clan politics waligiis socan jiray. :down:
xamar yaa leh hadii lays weydiiyo murusade daaqada ayuu kabaxaa. :down:[/quote]


sxb murusade uma baahna jago dabodhilifnimo adiga wax hakugu anfacdo ma kastay .....waa kaa tiro badanahay wax malagu cunno quality baa la fiiriyaa ...mida kale murusade qori ayuu wataa gumeysiga amxaarka iyo adiga gumeysi kalkaalka la dagaalamooyaa ....murusade iska dhaafee HG baa xamar iska leh ninka dalka usoo dagaaalamo ayaa leh meesha dabodhilifnimo looma baahna...ileen hore loo yiri doqon 12 bey leedahay 11 walaalkeed bay iskaga fiirisaaa hal qodxaha aa iskaga ilaalisaa ........maxamaed dheere ibnu ximaar baa lasoo shir tageysaa markaas aa inaad hadasho rabtaa aniga nimankaa waceysle waa reer magaal laakin harti abgaalsiyaasiyoontood waa ximaarr
User avatar
abdi ilyas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
Location: some where in europa

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abdi ilyas »

hg aa xamar leh iyo only hg aa dagaalanto :lol: :lol: :lol: waryaa shagada reer mudug hanoola imaan.. dadka banaadir kadagaal tamayeen waa abgaal oo shiak sharief hogaamiyo hg meeday??

teedakale adigu nin afargooble baa tahay ee adigu a ahaan meel o soo joogso?
User avatar
abdi ilyas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
Location: some where in europa

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abdi ilyas »

abgaalking do you now naagaha murusada in abgaal 4 afar afar oguursadaan!! soldier abgaal ee dhalaan :up: :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by ciyaal_warta »

[quote="abdi ilyas"]hg aa xamar leh iyo only hg aa dagaalanto :lol: :lol: :lol: waryaa shagada reer mudug hanoola imaan.. dadka banaadir kadagaal tamayeen waa abgaal oo shiak sharief hogaamiyo hg meeday??

teedakale adigu nin afargooble baa tahay ee adigu a ahaan meel o soo joogso?[/quote]


waraa adeer meel ninki u dagaalamo aa leh nacaska waa lagaa qaadaa haduu libintiisa dhacsan waayo marka mustaqbalka HG xamar qeyb ayey leedahay hate or love it man ......no more HG from mudug HG waa reer xamar booskaaga bey galeysaaa sooon looooooolz...mida kale murasade iyo abgaal wey is aroosaaan waa dad walaala marka doqonimada iska laakin wa kala libaaxsanyihiiin mida kale abgaal horee loo dhahay naaga same niman xume marka history repeats itself sxb weli dabodhilif baad tihiin of course abgaal mujaahidiin ah wey jiraaan waana waceyslahaa ayaa muqaawamada ku jir iyo jilibka shiekh shariif iyo reer cadaani laakim majority of ma abgaal brothers waa dabodhilif sxb ma kastay ethiopia xamar maanta maku kaadiseen hadaad idinka keenin marka sxb runta haleesku sheego.



note : im not murusade laakin waa reer abtiyaasheey hadey snet joogin i will defend them
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abgaalKING »

abdi ilyas :up: :up: sxb i know that and there is no doubt about it.
ciyaar sxb waan kula kaftamayay marka ha u bixin murusade waa walaaheen waa dadka kaliye aan aan xaawow accent iskulah hadalno,ha u bixin sxb. :rose:
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abgaalKING »

aan kuu jawaabee sxb.
HG boos kuma lahan xamar , :down: :down: dhul ninkiisii baa iska leh bey soomalidu tiraahdaa marka ninyahow 19 YRS kuwa dhibaatada waday ayaa keenay amxaaro ayaga ayaa nooga badan xubnaha dowlada.
xasuuso maahmaahdii somaliyeed ee aheyd(abgaal calool lagu daguu leeyahay ee cirif la dago malahan).
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abgaalKING »

tankale,HG xamar hiraab ayaan isku nahay bey ku joogtaa iyo samir xageena ah loomana diidana waxay la mid yihiin daaroodka iyo hawiyaha kale dhulku waa dhul ,mudulood.llllllllllllllllollllllllllllll mudulood all the way. :rose: :rose:
User avatar
abdi ilyas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
Location: some where in europa

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abdi ilyas »

walaal adigu raali ah dabaal baa kumooda? war ofiirso waxa aa kuhadlley horta??

abgaal aa eithiope keenay :lol: :lol: :lol:
eithiope pentagon aa keentay dagaalkaneh marki hore us air force and eithiope troops aa somali imadeen.

tedeekale reer mudug is allowed 2 dream :lol: :lol:

abgaalking mar mar adigu your the boss :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by ciyaal_warta »

eebow abgaal walaalahey waaye siyaasad lee isku maandhaafney ma kastay ....anigaba waan kaftamayaa sxb laakin walaahi m.dheere sharafta ayay idinkaga ciyaareen eebow iska qabtaa ragaas



ilyaas

waraa i know pentagonka inoo keenay laakin nin walaalkey ah aa keenay oo khaainul wadan noqday sxb ma kastay marka itoobiya iyo mareykan ma imaadeen haduu salaad cali jeeele iyo m.dheere iyo geedi xamar keeneen sxb
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir

Post by abgaalKING »

ciyaal_warta wrote:eebow abgaal walaalahey waaye siyaasad lee isku maandhaafney ma kastay ....anigaba waan kaftamayaa sxb laakin walaahi m.dheere sharafta ayay idinkaga ciyaareen eebow iska qabtaa ragaas



ilyaas

waraa i know pentagonka inoo keenay laakin nin walaalkey ah aa keenay oo khaainul wadan noqday sxb ma kastay marka itoobiya iyo mareykan ma imaadeen haduu salaad cali jeeele iyo m.dheere iyo geedi xamar keeneen sxb
ku darso cabdi qeybdiid,gacmodhheere,xuseen caydiid,wiil waaal and so on on........
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”