Masha-allaaah,, aqoonsiguna waa goorma

Tan halkan ka socota maxay tahay ?
Aniga oo nin Somalilander ah , ayaa isu OG , isu aqoonsanaya , inaan idinka maddax banaanahay .
The fact that I might be accepted by any one else , for what I aspire to be is of SECOND RANK or importance .
Matalan adiga oo sheikh faraax zero la yidha , walaa gudhu , walaa ingiriis , walaa maraykan , isha ay igu arkayaan , waxaan in essence ahay , badali mayso.
Anaga ayaa wax waliba isu hayna , the most important people in the world na waa anaga

Arrogance iyo self confidence , yaaney iskugu kiin eekan 8)