Page 2 of 2

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 1:07 pm
by SahanGalbeed
Masha-allaaah,, aqoonsiguna waa goorma
:lol:
Tan halkan ka socota maxay tahay ?
Aniga oo nin Somalilander ah , ayaa isu OG , isu aqoonsanaya , inaan idinka maddax banaanahay .
The fact that I might be accepted by any one else , for what I aspire to be is of SECOND RANK or importance .
Matalan adiga oo sheikh faraax zero la yidha , walaa gudhu , walaa ingiriis , walaa maraykan , isha ay igu arkayaan , waxaan in essence ahay , badali mayso.
Anaga ayaa wax waliba isu hayna , the most important people in the world na waa anaga :lol:
Arrogance iyo self confidence , yaaney iskugu kiin eekan 8)

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 1:08 pm
by sheekh-Farax-zero
Sahan

waan ogahay inaad adigu isu aqoonsan thay inaad somalia inteeda kale ka madax banaan tahay,, laakiin tii adduun uun baan ku weydiiyay.

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 1:11 pm
by SahanGalbeed
Dee waan kaaga jawaabay.
Taa aduunweynuhu , wax ay isoo kordhiso mooye , wax alle iyo waxay iga jarayso ma'laha , markaa inaan isku mashquuliyo ma'ba aha :lol:
Wax dibadda kaaga imanaya , oo wax ku siinaya ma jirto haddaadan ADIGU hor iyo horaan iskaa wax u qabsan

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 1:13 pm
by sheekh-Farax-zero
ok waan ku fahmay

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 1:14 pm
by GENERAL_SNM
sheikh futo xaar, latley you have an obessesion with somaliland.Dont we think you should worry about xammer, and the blow back thats on its way to you.....

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 1:17 pm
by sheekh-Farax-zero
hey

meesha luguma caytamin,, ee wax uun baa la isku weydiiyay
ee diqsi shaaxa isaga soo dhaca ha noqon,, cool down.

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 3:35 pm
by BABYGIRL123
Sahan inabti why do you say we are in arab league because somali is not somaliland or have you come to your senses? :lol:

Maurtania just got out of a dicatatorship, a coup and elections this is bad news!

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 3:39 pm
by SahanGalbeed
Babygirl , beriyahan waxa batay "friendly fire"kii maxamuud garaadka , wax alle waxaan idinku sameeyay anigu ma garanayo :lol:

Translation --> " anigu waxaan doono aan ku hadlo , idinku se inaad igu qabataan khiyaamaha idiin ma ogoli "

:lol:
Deal, inabti?

Re: breaking news ,,Mauritanian military stages coup

Posted: Wed Aug 06, 2008 3:44 pm
by BABYGIRL123
Ok I will keep quite :lol: