*Nobleman* wrote:The_Emperior5 wrote:Somaliland wa Reer sheik isxaaq iyo inta uu shaqeyssa
Lol saxib remind me again what qabil the president of somaliland is again? i keep forgeting lol
The president of Somaliland is samaroon siciid
Ugu horayn aan soo qaadano golaha wakiilada oo ka kooban 82 kursi.
Isaaq 58 kursi 87%
Samaroon 13 kursi 7%
Daarood 10 kursi 5.5%
Ciise 1 kursi 0.5%.
Hadii aan eegno golaha Guurtida
Isaaq 90%
Beelaha kale 10%
Golaha cadaalada
Isaaq 97%
Beelaha kale 3%
Golaha wasaaradaha
Isaaq 88%
Beelaha kale 12%