War suldanku si ficaan bu hadlay maba taagna arrintu , Suldan cabdulaahi waxan respect ahayn u ma hayno anagu !
Arrintu waxa weeye , odaygii bay waalayaan nimankan.
Maliin hore baan idin sii sheegay { I'll see if I can find that thread}.
150 qof si walba HJ ha u noqdaan , ee nin walba ujeedada u gaarka ah , wax la "contol"-garayn karayo ma'aha , halkan baan idin ku idhi anigu .
Hayee , maxay ku dambaysay arrintii :HJ shir in Gar -adag iyo " counter " HJ shir in Caynaba .
Taasi miyaaney foolxumo ahayn !?
Markaan idiin sii sheegayno na , sidii wax HJ-da nacayb gaar ah u haya , baad inaga dhigaysaan .
Liqaaye iyo waxan Ingiriska ka wada yimid ba
yaaney magaca idin ka dilin , odayaasha na idin ka waalin .
General SNM, Silanyo cadowgiisa NO1 waa HJ-da .
Maxaa ii gaynaya aniga xisbigiisa ?
Meeshaad soo istaagtaan ba qabyaalad ba la timaadan , maxa i kiin ag dhigay aniga , ma wax waalan baad ii haystaan?

Wa kaas e Emperior iyo wixii sidiina u jah wareesan ha idin raaco !!