Page 2 of 2

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 3:12 pm
by Cawar
Ureysoo wrote:
The_Emperior5 wrote:Inti habarmejeerteen iyo halamash naaga leh , bye The mad mullah him self
What about my new proverbs.....

"Sadax-Gogarad, Iyo Sacab Bariis, Sii.l Qaldaan Ba Ka Heleysa".....
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 3:14 pm
by The_Emperior5
"Sadax-Gogarad, Iyo Sacab Bariis, Sii.l Qaldaan Ba Ka Heleysa".....
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 3:17 pm
by Buhodle-Gurl
Ureysoo wrote:"Lugta Dhibi Dhibi, Dhaqaji Garbaha"

..lol luv it!!!!

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 3:40 pm
by ciyaal_warta
wareer cawo waa loo waabariistaa

nin soo joog laga waaye soo jiif aa laga helaa

luuq luuq marow laasim laamiga lee waaye

kaligaa waalo wareer waaye halagula waasho aa wanaagsan


wadar iyo waaxid keebaa waalan

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 3:45 pm
by Firefly
nin kaa wayna waxba looma sheego.nin dheerna waxba looma tilmaamo.

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 4:44 pm
by Cawar
Firefly wrote:nin kaa wayna waxba looma sheego.nin dheerna waxba looma tilmaamo.

Its safe to say..that I would qualify for both of these sifaat..If I was beside you. :mrgreen:

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 7:08 pm
by Goljano Lion
Fusuq, Faataadhug,faan, fataalinmo iyo fulaynimo intaa wxaa laga helaa majeerteen 8)

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Fri Aug 22, 2008 7:28 pm
by Advo
Doqon iyo habeen maa madoow, love iyo maalin baa cas.

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Sat Aug 23, 2008 12:06 am
by Firefly
Cawar wrote:
Firefly wrote:nin kaa wayna waxba looma sheego.nin dheerna waxba looma tilmaamo.

Its safe to say..that I would qualify for both of these sifaat..If I was beside you. :mrgreen:
:| :?

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Sat Aug 23, 2008 10:10 pm
by RIIGHAYE
Fatuura miney fiiq tiraa ninkii fadhaaya ma fayoow.

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Sun Aug 24, 2008 12:43 am
by Mr. Yungnfresh
"Habar Gidir baa haleeye"

Re: Somali Proverbs (Maah Maah)

Posted: Sun Aug 24, 2008 2:44 am
by Samatr
Naxariis eebbe lagama quusto