kuwaan waligood Dubai ma arag ,, ee fikraday ka qabaan ayay ka hadlayaan
waxaan xusuusta,, 2004 mar aan ku socday somalia,, waxaan Dubai ku arkay dhoocilo somali ah aan u malaynay imnay reer waqooyi yihiin, kana yimid
London ,, waxaan ogahay London say u wasakh badan tahay
Gabdhaha dukaan ayaan isugu soo galnay Airoportkana waan isku aragnay
Dukaankii ayay Miniral water ka iibsadeen, one of them asked if the water
was safe to drink,,


