Re: Ahlu Sunnah Wal Jamaaca
Posted: Fri Sep 05, 2008 1:18 pm
Diyeesha,
Akhwan relief agencies wa kuwa cuunto iyo daawo siinin qof aheyn Akhwan. Nimanka Akhwan oo agency ga xukuma waxay guursadan 4 dumar oo masakiin oo gaajo haysa.
Dumar gaajo haysa iin laga faidaso wa qalad.