Bal waxaas eega , ama shuqul shaydan ay ku jireen oo gebigooguba "reversed " ka dhigay , ama aqli baanan markoogi hore sarnayn .gabadh hadii ay wax kaasheegto waa la amaanaah si aysan qof kale u caayin
Gabadhu ibna aadan miyaaney ahayn? Idinku kuwa edebta wacan baad iskaga tuf-tuftan , xabbada is waasha na { i'm not talking about helwaa , just hypothetically} yaan lala hadlin bay ku odhanayaan .