Page 2 of 2

Re: Somaliweyn Come in Sxb

Posted: Sat Sep 27, 2008 4:19 pm
by DR-YALAXOOW
AL SHABAAB WAA killers. walaahi maaha qabiil inaan ku nacayo. al shabaab arrinta ay u dagalamayaan maaha in somaliya la xureeyo. laakiin waa inay RAALI geliyaan AMA uu raali ka noqdo SANAMKA WEEYN ee ay caabudaan al shabaab( yes carabka garka weeyn ee ciyaalo suuqa ah USAMA BEN LADEN) sanamkaa bin laden ayey u dagaalamaan al shabaab .


laakiin maxakiiimta islaamiga waa niman raba qaranimo, dawlad,nabad. sidoo kale aniga shaqsiyan AL SHABAAB IYO CAASHA AKA ABDULAHI AF BIIJO waa laba kooxood aad u xanuunsan.

caasha afbiijo xamar wuxuu u yimid aargoosi. maaha nin qaran waa nin aad u xanuunsan.


walaahi haddii aad moodaan DR YALAX inuu shaqsiga qabiil kale ku taageero. sxb somalinet WAXAAN member ka ahay 4 years WARLORD-YADII aan isku CIDDA AHEEYN.

FROM BIG YALAXOOW muuse suudi. TO OTHER HAWIYE WARLORDS waxaan uga soo horjeedi jirey 100%.

xoogaa yar before maxaakiimta waxaan taageeri jirey M DHEERE maamulkiisa SHABEELADE DHEXE oo ahaa maamulada SOMALIYA ugu nabadgelyada fiicnaa.

xitaa before maxaakiimta YUSUF INDHACADE waxaan u taageeri jirey 100% maamulkiisii shabeelada hoose SABABTA aan ku taageeri jireyna waxay aheeyd SHABEELADA HOOSE wuxuu ahaa gobolada ugu nabadda fiican somaliya. hargeysa xitaa waa ka nabad fiicnaa. inkastoo indhacade uusan u dhalan shabeelada hoose. hadana maamulkiisa wanaagsan waan taageeri jirey.


SOMALIWEYN hadda taageeraYA al shabaab WALAAHI WAA MAGAC ILAAHEEY dagaalkiii.

gaalada ethiopia VS maxaakiimta islaamiga ee iidaaale. daynuunaay. wuxuu la jirey mr SOMALIWEYN ethiopia.

waa uu ka soo horjeedi jirey SOOMALI vs gaal axmaar dagaalamaya. wuxuu u duceeyn jirey ethiopianka.


ninkii somaliweyn waxaan arkey mar kaliya AL SHABAAB taageeraya. sababa uu shabaab u taageerana ee uusan u taageerin amiirka somaliya sheekh shariif maxaakiimta wuxuu rabaa DAWLAD INAYSAN somaliya waligeed ka dhalan. nabadna aysan dhalan.

Re: Somaliweyn Come in Sxb

Posted: Sat Sep 27, 2008 11:12 pm
by Twisted_Logic
Voltage wrote:It should be noted Somaliweyn is Udeejeen and not Abgaal.

That is like asking Dhulbahante to speak for Majeerteen.
We don't need you to tell us what Mudulood means.

Re: Somaliweyn Come in Sxb

Posted: Sun Sep 28, 2008 12:58 am
by Somaliweyn
SOMALIWEYN hadda taageeraYA al shabaab WALAAHI WAA MAGAC ILAAHEEY dagaalkiii.

gaalada ethiopia VS maxaakiimta islaamiga ee iidaaale. daynuunaay. wuxuu la jirey mr SOMALIWEYN ethiopia.
This guy is swearing on the name of Allah (swt) that I ever supported Ethiopia. This is very bold statement and must be supported by evidence. Also, to the other members, have I ever supported Ethiopia? Is this guy right in his mind to swear on the name of Allah (swt) on something he doesnt know?

Re: Somaliweyn Come in Sxb

Posted: Sun Sep 28, 2008 7:04 am
by abdi ilyas
shirib first i dont need somaliweyn approval as am abgaal cusman. second you cant ask somaliweyn the intresst of mudulood as he is not nationals(se AW explanation of a nationalist). i say this cuz i have never seen him talking about the mudulood land (Banaadirland)and when i say mudulood land i mean abgaal land but we like 2 use mudulood land as we are th leader of mudulood.