Somalis of the diaspora
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Somalis of the diaspora
Ethiopian Gold IQ Photo Gallery
Please visit our Ethiopian Gold IQ Photo Gallery.
http://www.airme.wetpaint.com
http://worldofjah.ning.com/profile/eyeontheus1bill
Kindly forward to friends.
Cheers,
Airme

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Somalis of the diaspora
SahanGalbeed wrote:Mayee shalay horta waan idin ka maqna , sow garan maysaan![]()
Waxaanan intaa ku maqna , waan soo tashaday !
Waxaanan soo go'aansaday inaan "agent provocateur"-ka waxa la yidha , dar Ilaah {SWT} aan ku dhaafo , oo anaan u bixin .
Yacni , nabadsugidda Snet cid hawlgalkeeda iga ga dheeraysa aniga oo SahanGalbeed ah , inaaney jirin , waa la wada ogyahay .![]()
Marka waxa weeye , waxaa loo bahan yahay " a certain proportionality in your response to a given situation" .
Anigu khaldkeyga waan qiranaya oo "reaction"-keygu waxay noqota marmar "disproportionate" to the initial event ,taas waxa ugu wacan provocation -ka nijastiinan yaryar aad ina dhex wadan .
Markaa , hadalka haddaan soo gaabiyo , waan idin ka baxay ciyaartas !

ader horta wah hun madan shegin
in la isla tashado wa wah fi'an but najis and call naming horta naga daa.lol
adeer let me tell you my opinion/veiwes regarding qolyahan la dagalamaya ethiopian accupations.
every one fighting for their land Allaho gaalna ka dig.
kuwa dabaqoodigana ayaga hor so'ada amhaarta
marka was iska self defence and wahi so gaara ayaga ka masool ah.
and dadka innocent ah na hadee was sidi mr bush yiri : wa iska accident, they cought in the middle , todana wey damatay. wa shohada inshallah
ps am i considered rer konfured ader, so let me know where i stand.lol
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalis of the diaspora
Ogadeenka mid anaga aha , iyo mid walanweyn ah baa jira
Adigu ka inaga ah baad tahay hyperactive
, you and me are the same !!
Ismahan qaali
, ii nolow !

Adigu ka inaga ah baad tahay hyperactive

Ismahan qaali

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Somalis of the diaspora
arye Ogaden wa Ogaden ee maxa shegeysa were you not the one happy with those suffering in Jigjiga.SahanGalbeed wrote:Ogadeenka mid anaga aha , iyo mid walanweyn ah baa jira![]()
Adigu ka inaga ah baad tahay hyperactive, you and me are the same !!
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Somalis of the diaspora
Wuu qamreesanyahay. 

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalis of the diaspora
No I have NEVER been happy with ANYBODY 's suffering .
Waxaan idhi
1/ Ninka ka maddax ah kilinka 5aad , waa ayo ?
haddu ninkaasi ka mabsuud yahay dhibaatda ku dhacaysa ummadiisa , maxaynu odhan karna inagu ?
2/ Ethiopanka iyo Tigera ga maanta waddanka Ethiopia la yidha haysta , sidaas iyo si ka daran ayuu Mengistu u galay . Iney idiin naxayaan ha moodina .
markaa su'asha halkaa ka imanaysa waxa weeye ma xaq baa in ONLF-ta , labo million oo Ogaaden ah , iney u gaajo ugu dhintaan
Adigu waxan filaya the Patriot , Ogadenka KENYA dega , kuwa ugu sii liita weeye kuwaasaad tahay
, sorry , weligaa wax ma fahantid !!
Waxaan idhi
1/ Ninka ka maddax ah kilinka 5aad , waa ayo ?
haddu ninkaasi ka mabsuud yahay dhibaatda ku dhacaysa ummadiisa , maxaynu odhan karna inagu ?
2/ Ethiopanka iyo Tigera ga maanta waddanka Ethiopia la yidha haysta , sidaas iyo si ka daran ayuu Mengistu u galay . Iney idiin naxayaan ha moodina .
markaa su'asha halkaa ka imanaysa waxa weeye ma xaq baa in ONLF-ta , labo million oo Ogaaden ah , iney u gaajo ugu dhintaan
Adigu waxan filaya the Patriot , Ogadenka KENYA dega , kuwa ugu sii liita weeye kuwaasaad tahay

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalis of the diaspora
Mareexanku waa dad gob ah !
, aad baan u jeclahay mareexanka !

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Somalis of the diaspora
Taas wax laysku haysto maaha Abu Sakhraanoow. 

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Somalis of the diaspora
Walahi odayga Sahan wa macalin.
Sahan bro you need to start charging these fools for all these lessons. I can see schooling them is hardwork and you do it for free. What a man, they need to give you a Nobel peace award for services to humanity.
Your better of working with animals then southerners, its easier and more rewarding. 8)

Sahan bro you need to start charging these fools for all these lessons. I can see schooling them is hardwork and you do it for free. What a man, they need to give you a Nobel peace award for services to humanity.

Your better of working with animals then southerners, its easier and more rewarding. 8)
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Somalis of the diaspora
ader, anagu dadna o kale manihinSahanGalbeed wrote:No I have NEVER been happy with ANYBODY 's suffering .
Waxaan idhi
1/ Ninka ka maddax ah kilinka 5aad , waa ayo ?
haddu ninkaasi ka mabsuud yahay dhibaatda ku dhacaysa ummadiisa , maxaynu odhan karna inagu ?
2/ Ethiopanka iyo Tigera ga maanta waddanka Ethiopia la yidha haysta , sidaas iyo si ka daran ayuu Mengistu u galay . Iney idiin naxayaan ha moodina .
markaa su'asha halkaa ka imanaysa waxa weeye ma xaq baa in ONLF-ta , labo million oo Ogaaden ah , iney u gaajo ugu dhintaan
Adigu waxan filaya the Patriot , Ogadenka KENYA dega , kuwa ugu sii liita weeye kuwaasaad tahay, sorry , weligaa wax ma fahantid !!
anagu dabaqodigena ma tirsano.
marka ninka jigjiga hokuma, inoma tirsana walla kan dabaqoodiga ahba.
marka wad aflagadoneysa sahan..
onlf is the only legal organization fighting for their land.
marka wah iskula har ader.
Partiot wa ina adeerkey and not from kenya.
abahey iyo abigi isku mel bey ka yimaden.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalis of the diaspora
Daboqodi maxay tahay ?
The Patriot baan waydiyay oon ku idhi , ninkan maddaxa ka ah killinka 5 aad ma Ogadeen baa mise ma' aha ?
Waa ii aamusay! waan ku celiyay oo waxan idhi " war ogadeenku maxay inaga waalayaan , mar haddu ninkan masuulka ka ah kiilinka 5 aad , mid iyaga yahay " --> waa la ii aamusay
Daboqodiga wuxu yahay , maanta igu horeeysa , oo hore u maan maqal kuwaas .
Meesha ciyaarta ha la ina daayo !
ONLF-tu maxau u dagaalamaysa ? Waa kiliinka 5 aad oo ay sida hadalka u dhiogaan Ogadeenku --> oo la xoreeyo
Free Ogadenia , so ma'aha ? yaa?
Waayahay !!
Somaliland iney goosato , cagdheertu waa ka soo hor jeeda , anigoo sahan galbeed ah na waan idin ku raacay
Haddaba waxaad ii sheegtaan , idinka oo Somaliland u diidan iney iskeed u goosato , KABA SOO QAAD {hypothetically} , hadday Xabshidu maanta tidhado " Ogadeenia iska baxa !!" ..halkeed la qabansyaan dhulkaas ?
Ma Somaliya , oo dhulkaa taala , ayaad ku biiraysan?
Ma somaliland ood wax walba u diideen , ayaad ku biiraysan?
Xaggeed u kacaysaan ?
Ma maddax banaani baad rabtaan ? Maxaad haddaba anaga oo Somaliland ah inoogu diidaysan waxaad idinku isla rabtaan ?
Wax AQLI ku fadhiya , anigu ma arko ! Su'aasha meesha taala waxa weeye , ONLF-tu ma waxay diyaar u tahay , in 2 million oo dadkeega ah u dhintan waxaan aqli ku fadhin?
general SNM thanks cuz!

ninku qabil ahan wa anaga but as rer konfured say wa dabadilif.
we call dabadilif=dabaqoodi.lol
so khain qolo walba wa laga hela , marka hanogu gabyin, nin naftisa shaitan ka ibiyey.
isaga iyo abdallah yusuf wa isku mid.
we call dabadilif=dabaqoodi.lol
so khain qolo walba wa laga hela , marka hanogu gabyin, nin naftisa shaitan ka ibiyey.
isaga iyo abdallah yusuf wa isku mid.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalis of the diaspora
War anigu dad ahaan Ogadeenka uga ma soo hor jeedo , ilayn isku mid baynu nahay sow maad garan ?
Siyaasad ahan markey noqoto , iyo haddi ay halgan noqoto ba , dee in dib la isgu noqda baa haboon , "realities on the ground constantly change , and one has to adapt to it !"
ONLF -tu meel alle meel ay ku socoto , wax fahmay oo inoo macnayn kara , maan arag !
Ogadeenka ayuun ba fahma
Dad isku soo xidhmay baad noqoteen o la soo hareereyay .Somalidii kale wax ina la ma qabato baad leedihin . Somalidii kale haddaba maxay wax idin la qabata halkanaad u socotaan ba , ma fahmayno anagu .
Kismaayo ayay mar ka dhacaysa ONLF-tu oo Baree Hiraale aya ka soo cabaadaya , haddena tii oo Boosaaso joogtay baa la sheegaya , haddana tii oo Jijiga agteeda shicib idoor ah soo xidh-xidhay baa lagu odhanaya ...
Maxay yihin dadkani ? halkey ku socdaaan , maxay na rabaan ?
Laguu sheegi maayo
..ha noolato ayuun ba lagu odhanaya .

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 3696 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 10 Replies
- 916 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 2 Replies
- 839 Views
-
Last post by Brobaganda
-
- 1 Replies
- 499 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 23 Replies
- 2821 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 0 Replies
- 481 Views
-
Last post by globetrotter2
-
- 1 Replies
- 668 Views
-
Last post by MissFiora
-
- 2 Replies
- 624 Views
-
Last post by rashid22
-
- 16 Replies
- 1336 Views
-
Last post by The_Emperior5