Page 2 of 2

Re: abdi qaydiid oo xilka laga qaadidoono maalmaha soo socdu

Posted: Sun Sep 28, 2008 4:37 pm
by xidigow
AW,

Abdi Ilays.maxamed Dheee dhagtuu ka maqlay ee maba yaqaanba. Dadka asagoo kale ayuu ugu necebyahay, haduu maqli lahaa, wuxuu dhihi lahaa.."Aryaa xaad iigu diidee wax aad HG u o gashay?" "Uyukuba waa u ogalaatay iney noqayaan Warlord, xaad anigu iigala bakheylee, xumee madax bararane"

Re: abdi qaydiid oo xilka laga qaadidoono maalmaha soo socdu

Posted: Sun Sep 28, 2008 4:47 pm
by abdi ilyas
AbdiWahab252 wrote:Abdi Ilyas,

Bal Adeerka Isbonsor uu buuxi.

Hadad rabto ina ku cawiyo, bal ii sheeg. Lamadan nin meel fiican aan uu raadino inta wax dib gariin.
Aw, adigu qof aqli leh oo tolka waxuu yahay taqaan baad tahay :up:

Re: abdi qaydiid oo xilka laga qaadidoono maalmaha soo socdu

Posted: Sun Sep 28, 2008 4:49 pm
by abdi ilyas
xidigow wrote:AW,

Abdi Ilays.maxamed Dheee dhagtuu ka maqlay ee maba yaqaanba. Dadka asagoo kale ayuu ugu necebyahay, haduu maqli lahaa, wuxuu dhihi lahaa.."Aryaa xaad iigu diidee wax aad HG u o gashay?" "Uyukuba waa u ogalaatay iney noqayaan Warlord, xaad anigu iigala bakheylee, xumee madax bararane"
:lol: :lol:

Re: abdi qaydiid oo xilka laga qaadidoono maalmaha soo socdu

Posted: Sun Sep 28, 2008 4:51 pm
by AbdiWahab252
Xidigow,

Lakiin, Indocaade iyo Abu Eelay wadanka uu joogayan hadan AbdiNastex iyo Maxamed Dheere laga sara ?

Abdi Ilyas,

Abowe, aniga xaq ba raba inu Somalia ka dhaco. Hada Maxamed Dheere iyo AbdiNastex makhamad la sarayo, xa laga reeba Dahir Aweys, Mansur, Indocaade ?

Re: abdi qaydiid oo xilka laga qaadidoono maalmaha soo socdu

Posted: Sun Sep 28, 2008 5:17 pm
by abdi ilyas
Shirib wrote:abdi ilyas

Whats ur defenition of a warlord?

Based on ur defenition of an opportunist, everyone in Somalia qualifies as one and no warlords exist
shirib in somali we have a clan warlords.

a clan warlord is someone who thinks of their clans best interest.

Re: abdi qaydiid oo xilka laga qaadidoono maalmaha soo socdu

Posted: Sun Sep 28, 2008 5:19 pm
by abdi ilyas
AbdiWahab252 wrote:Xidigow,

Lakiin, Indocaade iyo Abu Eelay wadanka uu joogayan hadan AbdiNastex iyo Maxamed Dheere laga sara ?

Abdi Ilyas,

Abowe, aniga xaq ba raba inu Somalia ka dhaco. Hada Maxamed Dheere iyo AbdiNastex makhamad la sarayo, xa laga reeba Dahir Aweys, Mansur, Indocaade ?
Taas wax sucunaayo ila ma`ahan you need take of the list indha cadde.