Page 2 of 2
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Thu Oct 02, 2008 11:46 pm
by Munique05
suga_n_spice wrote:somalinet marax ayeey noqotey. ciyaal baa meeshi qabsadey walle. xitaa ayagaa u taliya
maxeey saas ku dhacdey taloow?!
topic yaasha xataa waa bilaa milix
meel loo soo xiiso ayaa la arki jiraye, meel laga cararo oo la karho xagee lagu arkey?!
SLife iska aad de

Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 4:01 pm
by suga_n_spice
maxaa waaye SLife muniquee?!!!
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 4:38 pm
by SahanGalbeed
topic yaasha xataa waa bilaa milix

Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 4:40 pm
by suga_n_spice
^ Dee inaabti, soo run maaha?
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 4:46 pm
by SahanGalbeed
Inaati adigu you're very feminine , which is actually a breath of fresh air down here , laakin waxan ku qoslay milixda .
Milixdu waa indicative of "refinement" , yacnii qofkii civilzed ka ah, ee "cuisine " -ka waxa la yidha karsada ee cuntada dhandhan ka raadinaya kuna raaxaysanaya ... ba milixda isticmaala .
Dadka badankood wax alle iyo waxaad hor keento ba
moos bay raaciyaan , maba yaqaanan milixda .

Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 4:51 pm
by abdi ilyas
i am newbie and i like somalinet. people here are friendly, talkative,will read about somali politics like myself
funny etc.
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 5:07 pm
by suga_n_spice
Allah, dee inaabti, maad iga dhaaftid
laakiin runta hadii leeysku sheego, waaxad sheegtay waan kugu raacsanahay boqolkiiba boqol. Waayo saad sheegtay, dadka meeshan joogaa waa dad ceebeeys gidigoodba!! soomaali meel beey uga dhacaan. Anigu heedhee, dhan aan u raaco garan maayo!
abdi,
your included in the causation of all this mess

Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 6:00 pm
by abdi ilyas
suga. wallai abaayadiis si qalad baa ii fahantay.aniga wiil iga fiican majiro
suga, maxeey kadhikantahay inaabti?=dumaashi ama seedi?
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 6:08 pm
by suga_n_spice
^
abdi,
your funny saxiib. you can only know what "inaabti" if you know me N sahan. other then that i don't know how else to explain that.
laakiin, dumaashi = sister in law & seedi = father in law
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 6:19 pm
by abdi ilyas
suga_n_spice wrote:^
abdi,
your funny saxiib. you can only know what "inaabti" if you know me N sahan. other then that i don't know how else to explain that.
laakiin, dumaashi = sister in law & seedi = father in law
suga, you are wrong this time dumaashi=seedi.
dumaashi both = my sisters husband and my brothers wife.and the wife,husband
can refer 2 my as dumashi, as i refer 2 them dumaashe
seedi=dumaashi, ninkaaga walaalkii, xaaskaaga walaalkeed, walaashaa ninkeeda)
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 6:25 pm
by Buhodle-Gurl
Munique05 wrote:SLife iska aad de

S.life is dry too
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 6:26 pm
by suga_n_spice
oh, sorry! oops. waxaan isku qasey, seedi iyo sodog. raali noqo dee
what is slife seriously?!

Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 6:32 pm
by Buhodle-Gurl
S.liFe= Somalilife.com. its a somali owned website walalo.
Re: Ani miyaa mise......
Posted: Fri Oct 03, 2008 10:23 pm
by shaamboo
suga_n_spice wrote:lol. i don't think in aad dhalikartid intellex. he's way too grown, unless your an old man urself!!
loool suga shib dheh waryaa
let him believe what he wants sxb