DR-YALAXOOW wrote:The_Emperior5 ADIGA DADKA white aad ayaad u jeceshahay. waxaadba aamisan tahay MIDABKA madoow ee aad tahay inuu ku yimid INKAAR la inkaarey nin naag kufsadey. ilmihii ay dhaleen. intaa ka horna BANI'AADAMKA oo dhan inuu ahaa WHITE!
WHAT A IDIOT
ilaaheey ayaaba quraankiisa ku yiri BANI.AADAMKA waxaan ka abuurney DHOOBADA?
DHOOBADANA WAA MIDABKA AFRIKAANKA AMA DADKA MADOOW sidaa darteed nabi aadam madoow ayuu ahaa.
MIDABKA CAD EE CARABTA IYO GERMANKA SWEDSHISKA WUXUU KU YIMID sunligthe ayaa ku yaraadey sidaa darteed ayuu midabkooda u noqdey PINK ama midabka u eg DOOFAARKA. ama white skinn.
war inad caqli xuntahay ayaan ku tussaya war anigu biblka ayaan ka hadlyee nin ba aabihi kufsaday markaasa lugu nacdalay inu wajiguusu madoobado hamm aya la odhan jiiray
inad ka sii caqli liidatiid kuwa ta aaminsan ayaan ku tussay dhoobo ayaad leedahay wa midab africa war waxa weyaan ian lugu dhaarto africa midab maha wa continent dadka sinjiga madow dhe africa ha odhan
anigu dhoobo grey baan arkay dhoobo cass baan arkay dhoobo huruud baan arkay war waxaaso dhan maxay ku tussaysa haday dhoobo huruudii jiirto nabii adan xata indha yar wuu noqon karrii laha , dhibaato badan ba ku haysata marka adiga ku arko iyo firkirkaga bantuga waxan xasuusta qoloyiinka maraykanka madow eeh yidha jesus was black mosses was black Santa claus was black war waxa meesha kala fadhiso ummadii ba kula yaabtay eh