intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by DR-YALAXOOW »

AbdiWahab252 wrote:Dr. Yalaxow,

Wa hagag.

Lakin waxan ka fiican:

Madaxweyne Sheik Sharif
Wasiirka Arrimaha Dibada Ibrahim Caddow
Wasiirka Gaashaandigga Cumar Hashi


Lakiin kuwan wa ina wadanka laga ceriyo:

Cabdi Qeybdiid
Maxamed Dheere
Mansuur
Turki
Aweys
Indocaade
Afbiijo

SXB waxaa jira wax la yiraahdo(tanaazul) WAA lagu qasban yahay in leeysku sameeyo TANAAZUL.

nimankii warlordyada ahaa sida m dheere. INDHACADE. QEYBDIID.
waa lagu qasban yahay in leeyska cafiyo.

si nabad buuxda loo helo qaranimadii SOMALIYA u soo noqoto.

i agree CAASHA AFBIIJO waa in la dilaa ama ay iska baxdaa.

al shabaab waa in la tirtiraa. kooxaha tuugada ah ee ONLF ee ethiopia dadka cadaanka ka soo afduubta criminalska ahna waa inaysan GABAAD KA DHIGAN SOMALIYA qaasatan caasimada.

ODAYGA XUKUN DOONTA AH EE DIINTA KU DHUUNTA XASAN DAAHIR AWEEYSNA la yiraahda. adeerooow SIYAASADA SOMALIYA FARAHA KALA BAX.

DAWLAD la dhisayana ay noqoto mid ay wadaagaan islaamiyiinta iyo cilmaaniyiinta+ qurbojooga.

ciidanka TFG hadda jirana iyo ciidanka MAXAAKIMTA leeysku daro. dhaqan celisna lagu sameeyo.

qodobadaas waa qaar ka mid SHIRKA JABUUTI lagu heshiiyey.

abdi qeybdiid sababtii ay u aas aaseen ururkii argagaxiso la dirirka.markii ay aas aasayeen waan ka soo horjeednay. laakiin maanta waa rumoowdo wuxuu ay sheegi jireen ee ah niman carab criminal ah ayaa xamar lagu hayaa. taas al shabaab ayaaba qiratey. xalka waa al shabaab+afbiijo in meesha laga saaro.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by The_Emperior5 »

koonfur 90% nabad buuxda ayey aheeyd last 18 years. marka laga reebo 2006 dhamaadkeedii weearkii ay koonfur somaliya ku soo qaadeen 55 kun ciidanka ethiopia ee ay taageerayan ciidanka MAREYKANKA cir iyo dhul.

i stop reading there :lol: :lol:
adeer anaga ma caruur baad na mooday dagaalku siidu uu socday waanu ognahay mar cali iyo caydiid uu is dilla mar warlordki mogadisho is qab qabsadaan mar sacad iyo selebaan gobolada dhexe birta iska asla.
Adeer yaad beenta uu sheegaysa

eeg the difference betweeen us and you is from 1994 yes we had cival war laakin we had a dastuur in 1991 kala danbayn heshiis dadka reer somaliland uuu dhan from ciise samaroon reer sheikh isxaaq dhulbahante wersangaly dadku nabad bay ahayeen , Regime ba jiiray , dad ba regimki is yidhi ka hor imaada cigaal cagta la marriye walaga adkaaday and thats how it works laakin idinka qoloyinkina bantuga ima kala adkaatiin waad is cuntiin dawlad kuma heshisaan nothin bal abdiqasbaya salaad boy maxaad ku diiday soo hawiye maha maxaad marka ii sheegaysa barii ba waxad odhan doonta sheikh sharif doonii mayoo waxaan doonaya ciid kale. laakin maanta cabdilahi yusuf uu adiga iyo slaamihina bantuga aan ka naxayn uu inta ba bebebega marrinaya laakin adiga see halka is dhigay :mrgreen:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by DR-YALAXOOW »

warlordyadii waligood. iskuma qaadin dagaal ay ku dhintaan xitaa 5 qafood.badanaa dagaaladoona wuxuu ahaa mid ku kooban meelo yar yar xamar ka tirsan. xamarna nolosheeda sida JAAAMACADAHA ISKOOLADA ganacsiga nolosha si nabad ah ayey u socon jirtey.

sacad iyo saleeymaan dagalkoodii baadiyaha gobolada dhexe. haba yaraatee wax siyaasad kuma shaqo laheeyn ,wuxuu ahaa dagaal qabiileed, dagaalka noocaas ahna waligiis ayuu dhici jirey xitaa maamulkii siyaad bare. xitaa ka sii hor,

dagaalkaa sacad iyo saleeymaan mid ka xun kuna dhinteen 300 qafood wuxuu ka dhacey waqooyi galbeed. ISAAQ VS ISAAQ waxayna isku dagaaleeen QAMADI. :lol: :lol: :lol: :lol:

MARKA koonfur hadda aan kula hadlayo GALGADUUD, HIIRAAN SHABEELADA HOOSE, SHABEELADA DHEXE. MUDUG. JUBADDA DHEXE. JUBADDA HOOSE. WAA 110% NABAD BUUXDA.


dhulkaasna 80% waa dhul hawiye waana NABAD BUUXDA.

markaasaad xamar caasimada somaliya ah OO mareykanka+ethiopia DAN GAAR AH KA LEH ogna hadduu xamar 100% nabad noqdo ay QARANIMADII SOMALIYA SOO NOQONEYSO. ayaad leedahay HAWIYE ayaa ku dagaalamaya WHAT A IDIOT QALDAAN : :down: EVEN MOGADISHU 16 DEGMO XAMAR 10 KA MID AH WAA 100% NABAD BUUXDA.

OFFCOURSE ETHIOPIANKA ASKARTIISA GAAREYSA 40 KUN EE IMINKA KU SUGAN XAMAR QEYBO KA MID AH WAA ISKA BAXAYAAN. al shabaabna waa la tirtirayaa goboladii ay ka yimaadeen sida OGADENIA IYO HARGEYSA. BOOSAASO ayaa loo kala dirayaa. mardhaw.

xamarna 120% nabad ayey noqon inshalah.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by DR-YALAXOOW »

arinta abdulahi yusufna. abdulahi yusuf waxaa soo doortey DIR(ISAAK) digil mirifle. darood and others. ayaa doortey

hawiye codkiisii 64 members wuxuu siiyey abdiqaasim.

arinta xamar ka taagana ma aha abdulahi yusuf, ee waa ciidanka ETHIOPIA 50 KUN GAARAYA ee xamar ka dagaalamaya.


abdulahi yusuf ee adiga aad soo dooratey 1 hour whit out ethiopia xamar ma joogi laheeyn.

IDIOT
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by The_Emperior5 »

MARKA koonfur hadda aan kula hadlayo GALGADUUD, HIIRAAN SHABEELADA HOOSE, SHABEELADA DHEXE. MUDUG. JUBADDA DHEXE. JUBADDA HOOSE. WAA 110% NABAD BUUXDA
niyo ma wax baad cabta mise xabashida khamrigii jaadka ayaa ku sooo ghaadhay

hiiraantan manay ahayn meeshan xabashidu habeen na bamka la dhacaan aroortii na ka soo baxan jubbada hoose manay ahayn meeshi alshabaabku ku dagaalamauye come one man mudug dee puntiland ba ka tallisa maxa ku geyee halkaas
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by Air Canada »

Abdiwahab, the sad thing is (and this is not a personal attack) you and Yalaxoow are maybe the most mature Hawiye forumers here in terms of age and yet you guys never use your brains. You both blindly support warlords without questioning where they are leading you into. How are you going to put a holly man like sheikh Aweys in the same position as the worst of humanity, prostitute yeey?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by AbdiWahab252 »

:lol: :lol: @ Air Canada. Dr. Yalaxow and I may be older but we are also more pragmatic. We have a longer perspective of Somali history than you do.

Dr. Yalaxow,

Tanazuul wa ariin fiican lakiin nimankan wa iin siyaasada laga sara muudo garaya 5 sano. Waxa laga raba iney cafiis wediyan shacabka.

Hadan nahay Hawiye wa ina niman aheyn qabqable ama wadaad gacan dhiigle la so baxno.

Ma Hawiye heli kariin nin sida Ismaciil Jimcaale (AUN) ama Ali Wardhigley (AUN) ?
Son_of_Somalia
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1917
Joined: Thu Aug 28, 2008 5:50 pm

Re: intressting wareysi of midget Zanaawi about afbiijo

Post by Son_of_Somalia »

I agree with Air canada, i can AW compare our beloved heros such as Sheikh Abu mansoor, Sheikh Dhair Aweys and Indhoadde to the likes of AY and abdiqeybdid.

You guys are talking abt forgiving the likes of Abdiqeybdid, am like wtf, hell no.

Go to the families that lost their lives from Tigray ethiopian shells about Abdiqeybdid being forgiven.

Walahi i would slash my own neck if the rat Abdiqeybdid is allowed to walk away from the mess that he help create, i want that Biitch killed like the dog he is.

Mohammed Dhere also has to die if he remains in somalia, remember how he called the displaced people as terrorist that should not receive any aid

Overall Sheikh Shariif would be a fantastic idea to have as our president :rose:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”