Page 2 of 2

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 6:52 am
by Dhaga Bacayl
Dee nin yahaw HannaH ayaanu soo urunay malaha. She has that kind of power I guess! :)

Life has been good to me...how about you?

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 7:24 am
by *HannaH*
Ty Kuli....


Waa kuwan habrihii qoosanaa....
Faisa naa ha ii kufsan lol


Cawar, ala adigana chemise la soo badalay ayeey kaa qabsatay?? LOL bacda iska fur!


Dhaga, hey hey sorry been meaning to email, how was it? how is it? did you enjoy? :mrgreen:

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 7:30 am
by Dhaga Bacayl
*HannaH* wrote:Ty Kuli....


Waa kuwan habrihii qoosanaa....
Faisa naa ha ii kufsan lol


Cawar, ala adigana chemise la soo badalay ayeey kaa qabsatay?? LOL bacda iska fur!


Dhaga, hey hey sorry been meaning to email, how was it? how is it? did you enjoy? :mrgreen:
Did I enjoy what? you and your little dirty mind. YEAH it was good.

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 7:40 am
by shaamboo
ws up Hannah old timer MD chick they iam still here with new name

lost all my names this place is addiction

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 8:04 am
by *HannaH*
Dhaga, i wasn't even thinking about that pervert Lol


Shamboo salaan

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 8:07 am
by Captain24
What's up ina abti? Long time no talk. You should come here more often

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 8:18 am
by kambuli
Hannah,

Abaayo soo dhowow..Qaxwo iyo Xalwo kusoo dhowow :up:

You should stay...becaue you already brought with you Qudhac and Dhega..Maybe the rest will follow.. :up:

Wax masoo kordheen?

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 8:19 am
by Sir-Luggoyo
Hannah iyo Dhego waaban garanay oo iyagu waa xaas oo mid yimaado waa khasab inuu ka kalana yimaadee, odaygan Qudhac ihi xagguu ka soo toosay?

Qudhacow,,,,Awoow salaan sare............. :lol: :lol: :lol: :lol: @ Mad Mac and suicide bomber.....that's hilarious



Eeyaa Hannah,

Wadaadkan yare Dhego si fiican miyuu kuugu nuuriyay waadigan sooba haleeli waayay netkiiye? Welcome back sweetie

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 8:36 am
by *HannaH*
Qudhac LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL crazy as usual...


kambuli, thanks babes...waa dhag dhag xaaladu waxba ma soo kordhinee lakiin everything is good..
maxaa cusub dhankaaga?...



Luggooyo.....Lol Dhaga ma hore isku saqajaanay hada we are just friends, no more friends with benefits...
LOL

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 9:07 am
by Sir-Luggoyo
:lol: :lol: :lol:

Ok Hannah,

I got you. Waxaan ku weydiiyay, islaantaydii yareed ee Gogo meelahaa ma ku aragtay? Saan u baafinayay baa naftii yareyd iga baxdaye.

Oh, btw...there is someone I would like you to meet

Hannah, meet Anab aka Basra. Anab, meet Hannah

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 9:14 am
by AbdiWahab252
Wlc back HannaH.

Hope all is well with you and your family.

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 12:15 pm
by Ina Baxar
Yaa? war ma' indhaheyga , mise list-kii baan la igu darin ? :lol:

Naw..naw!!

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Thu Oct 23, 2008 3:52 pm
by Dhaga Bacayl
*HannaH* wrote: Luggooyo.....Lol Dhaga ma hore isku saqajaanay hada we are just friends, no more friends with benefits...
LOL

Maxaad inoo kashiftay ILAAHAY ku kashifye. I used to tell people that you're my cousin. Now everyone knows we used to hide the worm in the bush :)

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Mon Oct 27, 2008 1:17 pm
by *HannaH*
Dhaga,Loool saqajaan ...We did nothing of the sort, or maybe I can't remember it? :mrgreen:
How bad must it have been for me to remember it...Lol :wink:



Ina Baxar, xaal qaado ha naw naw leeynee iska waran?
I also forgot Demure...ii baafiya?



Horta, tii sexy kitten meeday?...then again nevermind I will catch her azz on facebook!

Re: Salaan Sare, Old Timers....

Posted: Mon Oct 27, 2008 1:27 pm
by Ina Baxar
Iminka inadeer ma adiga isla hadlaya , mise anagaad ina bariidinaysa ? yaa?
Anigu xaalku waa galbeedka sare :lol: { as opposed to bariga dhexe } :wink: