

Excutive Inaderkiz what happened to the HA chick??
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Lets start am gonna Hire Mj-pride to fight for me..Advo wrote:Minneapolis Mayor wrote:advo wiil waayeBabygirl- wrote:Nayaa Amaan isi Ciyalaa Suqaaad Yahay...
![]()
![]()
Waku Qarxiin Doona..![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
lol, war dagaalkeeyga beey rabtaa.......babygal aka peace, come meet me somewhere, waanku rifaa!
lol i can see that your a hard work, im not gonna quit like the executive. the harder the battle the sweeter the victoryBabygirl- wrote:Peace I :love: That song..![]()
![]()
??
waraa this is my habaryar song. It was Personally written for her by her husband. Qarad sheikh muxamad. so stop using it to refer to other girls.peace- wrote:Qoraxdoo aroortiipeace- wrote:allah ina adeer waan ka helay![]()
![]()
![]()
Qaybisay falaadhaa aa
Ama qaanso roobaad
Daruur midab ku qarisay
Qaymaheedii leeyeey
Qof mid lama amaanoo
Qalad looma heesee
Qurayshtii haweenkaay
Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo
Qofaalada jacaylkoo
U qabiray naftaydaa
Ilamaad qalaynino
Waad ila qorshaysee
Iga saartay qoolkii
Qamandacada dushaydiyo
Qamuunyadii i saarnayd
Ilamaad qaxootiyin
Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo
Haddaan qiro runtaydoo
Qotonshoo warkaygaa
Ruuxan kugu qiyaasoo
Kula qeer dhigayaa
Kama qaadin indhaha
Sida roob qayoodoo
Saxansaxo qabowbaa
Laabtayda qaadee
Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo
peace- wrote:lol i can see that your a hard work, im not gonna quit like the executive. the harder the battle the sweeter the victoryBabygirl- wrote:Peace I :love: That song..![]()
![]()
??
im sure your habaryar is great woman but it's an honour for her to be compared with babygirlMinneapolis Mayor wrote:waraa this is my habaryar song. It was Personally written for her by her husband. Qarad sheikh muxamad. so stop using it to refer to other girls.peace- wrote:Qoraxdoo aroortiipeace- wrote:allah ina adeer waan ka helay![]()
![]()
![]()
Qaybisay falaadhaa aa
Ama qaanso roobaad
Daruur midab ku qarisay
Qaymaheedii leeyeey
Qof mid lama amaanoo
Qalad looma heesee
Qurayshtii haweenkaay
Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo
Qofaalada jacaylkoo
U qabiray naftaydaa
Ilamaad qalaynino
Waad ila qorshaysee
Iga saartay qoolkii
Qamandacada dushaydiyo
Qamuunyadii i saarnayd
Ilamaad qaxootiyin
Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo
Haddaan qiro runtaydoo
Qotonshoo warkaygaa
Ruuxan kugu qiyaasoo
Kula qeer dhigayaa
Kama qaadin indhaha
Sida roob qayoodoo
Saxansaxo qabowbaa
Laabtayda qaadee
Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo![]()
![]()
Babygirl- wrote:
Peace lol Excutive is Handsome.. 8)
you can go to ohio, but staying here, cos she is on her way here to meExecutive wrote:Babygirl- wrote:
Peace lol Excutive is Handsome.. 8)
I'm coming to Ohio you kno
peace- wrote:you can go to ohio, but staying here, cos she is on her way here to meExecutive wrote:Babygirl- wrote:
Peace lol Excutive is Handsome.. 8)
I'm coming to Ohio you kno![]()
![]()
, good luck with your trip bro