DR-YALAXOOW wrote:this idiot khawaariji FUAAD SHONGOLE WAAN aqaanaa xaqiiqdii 1992 kaam qaxooti ku yaaala Sweden ayaan iskula jiri jirney. waqtigaas 1992 KHAWAARIJIGAN iska dhig dhigaya NIN islamic scholar ah waqtigaas wuxuu ahaa TAARIKUL SALAAD. xitaa salaada ma uusan dukan jirin. kama sii daraneee. khaawaariji fuaad shongole habeen waliba sabti ah naagaha sharmuutooyin ayuu raadin jirin.
mudo ka dib xaafad RINKEBY la yiraahdo stockholm ka tirsan ayaaba ku arkey ninkii oo la leeyahay SHEEEKH. oo masaajid imaam ka ah.
tuugaaan KHAWAARIJIGA AH FUAAD SHONGOLE waa sheeydaan AL AKBAR. WAA NIN QABIILIISTE AH.
diin waxba kama yaqaaan. SWEDEN wuxuu uga ordey waa sirdoonka sweden ayaa ogaadey inuu AFGHANISTAAN AADEY SANADKII 1999KII sirdoonka sweden, ayaaa u hanjabey. ka dibna SWEDEN WAA UU KA BAXSADEY XAMAR AYUU TAGEY.
AL KHAWAARIJI FUAAD SHONGOLE SANADKAN 2008 XAMAR XAAFADA XAMAR JAJAB WAXA AY XAASKIISA KU DISHEY WIIIL u dhashey beesha jarer weyne. waxay ku masibidatey inuu DAHAB ka xadey. wiilkii ayey mooryaan al shabaab ah ku dirney GOD AYEY GALIYEEN MADAXA BAC UGA XIREEN WIILKII HALKAAS AYUU KU dhintey. wiilka hooyadiisna DAB AYEY KU GUBEEN OO JIRKEEDII WAA UU GO,GOEY. mooryaaan al khawaaaarjiji fuaad shongole xaaskiisii waxaa isku dayey ABU MANSUUUR INUU MAXKAMAD SAARO. sababtoo ah markii la ogaadey inay wiilka ku dishey xaqdaro .dahabkii ay moodey in laga xadeyna ay gurigeeda ka heshay.
FUAAAD SHONGOLE. WAA UU DIIDEY IN XAASKIISA MAXKAMAD LA SAARO. QORI AK 47 AYUU SOO QAATEY WUXUUNA YIRI CAR YAA TAABAN KARA.
BAL SHEEYDAANKAAS al khwaariji fuaaad shongole ayaaa masaajid inuu ka khudbadeeyo dad ku beerlaxawsanaya kitaab ayaa idinku xukumeynaaa. beenlooowga KHAWAARIJIGA DULIGA AH



Walaahi i will not be surprised if what Yalaxow is saying is true. I used to know this young dude who used to lead the tahajud prayers @ the biggest mosque in Eastleigh, Nairobi and a year before i left Nairobi i saw him and he was the biggest ciyaal micno maleh in town.