Page 2 of 2
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 11:33 am
by Air Canada
DR-YALAXOOW wrote:this idiot khawaariji FUAAD SHONGOLE WAAN aqaanaa xaqiiqdii 1992 kaam qaxooti ku yaaala Sweden ayaan iskula jiri jirney. waqtigaas 1992 KHAWAARIJIGAN iska dhig dhigaya NIN islamic scholar ah waqtigaas wuxuu ahaa TAARIKUL SALAAD. xitaa salaada ma uusan dukan jirin. kama sii daraneee. khaawaariji fuaad shongole habeen waliba sabti ah naagaha sharmuutooyin ayuu raadin jirin.
mudo ka dib xaafad RINKEBY la yiraahdo stockholm ka tirsan ayaaba ku arkey ninkii oo la leeyahay SHEEEKH. oo masaajid imaam ka ah.
tuugaaan KHAWAARIJIGA AH FUAAD SHONGOLE waa sheeydaan AL AKBAR. WAA NIN QABIILIISTE AH.
diin waxba kama yaqaaan. SWEDEN wuxuu uga ordey waa sirdoonka sweden ayaa ogaadey inuu AFGHANISTAAN AADEY SANADKII 1999KII sirdoonka sweden, ayaaa u hanjabey. ka dibna SWEDEN WAA UU KA BAXSADEY XAMAR AYUU TAGEY.
AL KHAWAARIJI FUAAD SHONGOLE SANADKAN 2008 XAMAR XAAFADA XAMAR JAJAB WAXA AY XAASKIISA KU DISHEY WIIIL u dhashey beesha jarer weyne. waxay ku masibidatey inuu DAHAB ka xadey. wiilkii ayey mooryaan al shabaab ah ku dirney GOD AYEY GALIYEEN MADAXA BAC UGA XIREEN WIILKII HALKAAS AYUU KU dhintey. wiilka hooyadiisna DAB AYEY KU GUBEEN OO JIRKEEDII WAA UU GO,GOEY. mooryaaan al khawaaaarjiji fuaad shongole xaaskiisii waxaa isku dayey ABU MANSUUUR INUU MAXKAMAD SAARO. sababtoo ah markii la ogaadey inay wiilka ku dishey xaqdaro .dahabkii ay moodey in laga xadeyna ay gurigeeda ka heshay.
FUAAAD SHONGOLE. WAA UU DIIDEY IN XAASKIISA MAXKAMAD LA SAARO. QORI AK 47 AYUU SOO QAATEY WUXUUNA YIRI CAR YAA TAABAN KARA.
BAL SHEEYDAANKAAS al khwaariji fuaaad shongole ayaaa masaajid inuu ka khudbadeeyo dad ku beerlaxawsanaya kitaab ayaa idinku xukumeynaaa. beenlooowga KHAWAARIJIGA DULIGA AH
Walaahi i will not be surprised if what Yalaxow is saying is true. I used to know this young dude who used to lead the tahajud prayers @ the biggest mosque in Eastleigh, Nairobi and a year before i left Nairobi i saw him and he was the biggest ciyaal micno maleh in town.
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 11:34 am
by DR-YALAXOOW
Carlslund flyktingförläggning
Meeshaas maxaa u shukaansi tagay iyada iyo Flen
Shekh Fuaad is in Kismaayo now
carslund ma aheeyn ee waxay aheeyd kaam ku yaaley magaalo la yiraahdo fagashta. fuaad alkhawaarji kismaayo ma joogo hadda ee wuxuu hadda joogaa xamar. suuqa bakaare masaajid ku yaala ayuu shalay ka khudbadeeyey wuxuuna yiri sheekh shariif muslim maaha waana la dagaalameynaa!
this KHAWAARIJI tuuga ah isagoo jaaahil fooqul jaahil ah ayuu gaaleeynayaa dad ka cilmi baddan kana sharaf baddan. duligan FUAAAD KHAWAARIJI NAARTA ALLAHA GEEYEE.
nacas imisa tuugo ahayd oo haddana towba keenay wadaadana ah
XAGUU KA toobad keenay 1992 dhilooyinka swedhishka ayuu raadsan jirey habeenka sabtiga.
2009 fuaad khawaariji. inuu kooox gacanku dhiiglayaal ah diro ayuu dadka jidka u galaa ka dibna BASTOOLAD ku dilaaa.
xaguu ka toobad keenay. FUAAD MAANTA WAA GACAN KU DHIIGLE. 1992 WUXUU AHAAA zineeyste.
khawarijiga fuaaad iyo toobad kala dheeer.
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 11:46 am
by Air Canada
Dr. Yalaxoow
Laakiin odayga Fuaad inuu sharmuutooyinka ka tuuran jiray sidee ku ogaatay?
Mase adigana meelahas ka qaraaban jirtay?
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 11:51 am
by DR-YALAXOOW
Air Canada wrote:Dr. Yalaxoow
Laakiin odayga Fuaad inuu sharmuutooyinka ka tuuran jiray sidee ku ogaatay?
Mase adigana meelahas ka qaraaban jirtay?
sxb isku KAAAM ayaan aheeyn. Kaam=xero qaxooti
isku meel ayaan deganeeyn soomaalina wax u kala qarsan ma laheeyn. kaamba qaxootiga waxaan ku daganeeyn soomaali 90% wada dhalinyaro ah. normal ayey aheeyd HABEENKA sabtiga inay qaaar naago raadsadaan. waxaa kaloo jiri jirey qaaar qamri caba.
fuaaad wuxuu ku jirey kuwa naagaha raadiya. wuxuu deganaa GURI NAGU DHAGAN. xitaaa yar aan asxaab nahay oo ay isla deganaayeen wxuu igu yiri 1992 khwaarijigan wuxu ahaa waqtigaas taarikul salaaad.
fuaaad alkhawaariji maantana wuxuu iska dhigayaaa ISLAMIC SCHOLAR ka cilmi baddan sheekh cumar faaruuq iyo shariif abdinuuur. oo ah niman 80 years old ah waligoodna dadka wax bari jirey. sheekh cumar faaruuq xafadahu allah waa uu ka digey in dadka la gaaleeyo. FUAAD KHAWAARIJINA ISAGOO 1992 NAAG GAAAL RAADIN JIREY AYUUU maanta isagoo iska dhiga SHEEKH. DADKA GAALEEYNAYAA. DHIIGA ISLAAMKANA XALAALEEYSTAY. takfiiriga tuuga ah
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 11:58 am
by Air Canada
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 12:01 pm
by sheekh-Farax-zero
DR-YALAXOOW wrote:
isku meel ayaan deganeeyn soomaalina wax u kala qarsan ma laheeyn. kaamba qaxootiga waxaan ku daganeeyn soomaali 90% wada dhalinyaro ah. normal ayey aheeyd HABEENKA sabtiga inay qaaar naago raadsadaan. waxaa kaloo jiri jirey qaaar qamri caba.
fuaaad wuxuu ku jirey kuwa naagaha raadiya. wuxuu deganaa GURI NAGU DHAGAN. xitaaa yar aan asxaab nahay oo ay isla deganaayeen wxuu igu yiri 1992 khwaarijigan wuxu ahaa waqtigaas taarikul salaaad.
wax qofkale yiri ayaa la timid,, laakiin xaqiiq aad adigu ogtahay maaha
jaahil fooqal nacas.
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 12:59 pm
by AbdiWahab252
Air Canada.
Do u support Fuad ?
Re: Mujahiid Fuad (Abu Abdul-Rahman) during UIC
Posted: Mon Feb 09, 2009 1:33 pm
by sheekh-Farax-zero
AbdiWahab252 wrote:Air Canada.
Do u support Fuad ?
fart-canada supports only Hutu's
