Some-one confirm this for me

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Some-one confirm this for me

Post by Air Canada »

Odayga wuu ku jecel yahay habeey.

Reer Jowhar wax ka garoob jecel majiraan aa maqlay.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Some-one confirm this for me

Post by Diyeeshaha_Tolka »

kambuli wrote:Diyeesha,

Bal ii sheeg oo maxaa la iga kaa siiyaa? :shock:

Waaryaa inleyn doqon baad tahay aan dadka ka hadhin...

You need to move on...Doqon fowqal doqon qaaxid :lol:

islaantan qaamuuski afsomaliga ayey soo laqday,,war qaaxidna maxay aheed maanta maalinba erey cusub nala imaad
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Some-one confirm this for me

Post by The_Patriot »

Twisted_Logic wrote:
Sheekh Shariif dhawaan markuu tegay Addis Ababa waxaa looga sii daayey Xabsiga Itoobiya saaxiibkii Axmed Sh. Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo ahaa guddoomiyihii hore ee Maxkamadaha gobbolda Jubooyinka.

Mareeykanka ayaa ku dhaawacay Axmed Madoobe duqayn ay ku garaaceen meesha loo yaqaano Kaymaha ’Bada Madow’ dabayaaqadii 2006dii, dabadeedna asagoo dhaawac ah intay gacanta kudhigeen ku wareejiyey Ciidamada Itoobiya oo kolkaa Kismaayo kusugnaa.

Wuxuu Shariifku Axmed Madoobe u magacaabey Xildhibaan asagoo Xabsiga kujira kana codsaday Itoobaya in loo sii daayo Xildhibaanka, Itoobiyana way ku adkaatay inay Xildhibaan Madaxweyne ka dalbaday in loo sii daayo xabsiga kusii hayaan, sidaas ayaana ugu danbeeyntii xoriyadiisa loogu soo celiyey Axmed Madoobe oo ah Xasan Turki Seedigii.

Siduu walaalka qoray maqaalkan u sheegay in Maraykank ahaa ”dowladdii ugu horreysay ee u soo hambalyaysay” Sahriifka, isaga uunbaa awooda (Eebe Weyne kasokoow) inuu kacodsado Mareeykanka in loo sii daayo Ismaaciil Maxamuud Caraale.
SH Axmed Madowe was under 5 star arrest in Addis Ababa, after receiving treatment from the wounds he got when US airforce shelled his convoy in sh/hoose back in 2007.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Some-one confirm this for me

Post by kambuli »

Diyeesha Ciyaal,

Waar ma waxaad garanweydey inay tahay a simple spelling error..."Qaaxid" wanted to write "Waaxid"..You know how W and Q are next to each other on the key-board..Nacas Fowqal Nacas :down:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Some-one confirm this for me

Post by Diyeeshaha_Tolka »

kambuli wrote:Diyeesha Ciyaal,

Waar ma waxaad garanweydey inay tahay a simple spelling error..."Qaaxid" wanted to write "Waaxid"..You know how W and Q are next to each other on the key-board..Nacas Fowqal Nacas :down:

adiga afka lagaa gubo ayaad u baahantahay,,islaan weyn oo hadana caytamayso waa ceeb,,berito gabdhaha aad dhashay guurso doono hadaaba sidan u afxuntahay
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Some-one confirm this for me

Post by The_Patriot »

Deyish nijaas baadh tahay gabdaha maxa lamurmeysa? Horta inaadh caqli laheyn baa so cadatey ee isdaji muriyanyaho. :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”