Re: Some-one confirm this for me
Posted: Mon Feb 09, 2009 11:18 am
Odayga wuu ku jecel yahay habeey.
Reer Jowhar wax ka garoob jecel majiraan aa maqlay.
Reer Jowhar wax ka garoob jecel majiraan aa maqlay.
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
kambuli wrote:Diyeesha,
Bal ii sheeg oo maxaa la iga kaa siiyaa?![]()
Waaryaa inleyn doqon baad tahay aan dadka ka hadhin...
You need to move on...Doqon fowqal doqon qaaxid
SH Axmed Madowe was under 5 star arrest in Addis Ababa, after receiving treatment from the wounds he got when US airforce shelled his convoy in sh/hoose back in 2007.Twisted_Logic wrote:Sheekh Shariif dhawaan markuu tegay Addis Ababa waxaa looga sii daayey Xabsiga Itoobiya saaxiibkii Axmed Sh. Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo ahaa guddoomiyihii hore ee Maxkamadaha gobbolda Jubooyinka.
Mareeykanka ayaa ku dhaawacay Axmed Madoobe duqayn ay ku garaaceen meesha loo yaqaano Kaymaha ’Bada Madow’ dabayaaqadii 2006dii, dabadeedna asagoo dhaawac ah intay gacanta kudhigeen ku wareejiyey Ciidamada Itoobiya oo kolkaa Kismaayo kusugnaa.
Wuxuu Shariifku Axmed Madoobe u magacaabey Xildhibaan asagoo Xabsiga kujira kana codsaday Itoobaya in loo sii daayo Xildhibaanka, Itoobiyana way ku adkaatay inay Xildhibaan Madaxweyne ka dalbaday in loo sii daayo xabsiga kusii hayaan, sidaas ayaana ugu danbeeyntii xoriyadiisa loogu soo celiyey Axmed Madoobe oo ah Xasan Turki Seedigii.
Siduu walaalka qoray maqaalkan u sheegay in Maraykank ahaa ”dowladdii ugu horreysay ee u soo hambalyaysay” Sahriifka, isaga uunbaa awooda (Eebe Weyne kasokoow) inuu kacodsado Mareeykanka in loo sii daayo Ismaaciil Maxamuud Caraale.
kambuli wrote:Diyeesha Ciyaal,
Waar ma waxaad garanweydey inay tahay a simple spelling error..."Qaaxid" wanted to write "Waaxid"..You know how W and Q are next to each other on the key-board..Nacas Fowqal Nacas