Lool@ Tan Yar...*HannaH* wrote:Jow war tan yar maxaa ka si ah..![]()
Waa xagii that sociopath Basree...where is the puke bucket!
Miyaad Ogeeyn Inaan Ilkaha So Tufay
Oo Shuunka Igu Baxay
Miyaad Ogeeyn Inaan Sida Gari Duluf Ah ... Oo Banziin Baxay
Miyaad Ogeeyn Socodka Badan Inu Kabaha Iga Dhameyay....
Waad Ogtahay, Miya ... Misa Garan Meeysid Huuno....