Me too wallahi, I'm shocked, I had to double check his name and the thread, just in case.Gifted wrote:Diyeesaha, I thought you were a qaxooti, I didn't know you listen to music that isn't somali.
Tracy Chapman
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Tracy Chapman
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Tracy Chapman
Diyeeshaha_Tolka wrote:DR-YALAXOOW wrote:i was born 1972 isbitaalka martiini not geed hoostiis!
iam 36.
xamar ayaaba u socdaa Jago wasiirnimo ama at least Wasiiir ku xigeeen. ayaa la ii balan qaadey![]()
![]()
![]()
![]()
sheekh shariif isku lood ayaan nahay! dugsi sare isku mar aa ka baxney!
loool wacbuudhan ha wasiir ayey leeyihiin ,,adiga iyo oday muuse suudi sidee ugu heshiin doontiin

We have 4.That is more than your Gaal Jacel

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Tracy Chapman
10-TOLKA do you remember this TELEFISHINKA XAMAR 1980s AYAA habeen waliba badanaa jmco ah soo deeyn jirey heestaan
Billy Ocean
Billy Ocean
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Tracy Chapman
now days i only listen somali heeso ,,laakiin when i was teenager back in the 80s waxaan dhagaysan jiray tracy chapman, lion richie,,,,Gifted wrote:Diyeesaha, I thought you were a qaxooti, I didn't know you listen to music that isn't somali.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Tracy Chapman
DR-YALAXOOW wrote:10-TOLKA do you remember this TELEFISHINKA XAMAR 1980s AYAA habeen waliba badanaa jmco ah soo deeyn jirey heestaan
Billy Ocean
lool dr caawa xasuus ayaan dib kuugu celiyey miyaa,,,heesi hore ayaad dib usoo faagaysaa
Re: Tracy Chapman
Gifted wrote:Diyeesaha, I thought you were a qaxooti, I didn't know you listen to music that isn't somali.

Diyeesha iyo Yalaxow
Inalilahi Waa ina ilahi rajacun 1988 iyo 1989 miyaad teenager ahayden? asagin lafo iyo boor ba ka haray idinkuna tracy chapman baad ka hadleysin
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Tracy Chapman
Xamud. wrote:Gifted wrote:Diyeesaha, I thought you were a qaxooti, I didn't know you listen to music that isn't somali.![]()
And your not a qaxooti?
Diyeesha iyo Yalaxow
Inalilahi Waa ina ilahi rajacun 1988 iyo 1989 miyaad teenager ahayden? asagin lafo iyo boor ba ka haray idinkuna tracy chapman baad ka hadleysin
sxb or would say ADEEER! xaamud 1988 diaper miyaa kuu xirnaaa? :

1988 how old were u???
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Tracy Chapman
Xamud. wrote:Gifted wrote:Diyeesaha, I thought you were a qaxooti, I didn't know you listen to music that isn't somali.![]()
And your not a qaxooti?
Diyeesha iyo Yalaxow
Inalilahi Waa ina ilahi rajacun 1988 iyo 1989 miyaad teenager ahayden? asagin lafo iyo boor ba ka haray idinkuna tracy chapman baad ka hadleysin
sxb da'dii qaxootiga ayaa na sirtay oo wali hada i m still in my early 20s
Re: Tracy Chapman
No I'm not.Xamud. wrote:Gifted wrote:Diyeesaha, I thought you were a qaxooti, I didn't know you listen to music that isn't somali.![]()
And your not a qaxooti?

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Tracy Chapman
DA´da qaxootiga dhib weeyn ayey keentay.
aniga oo kale i come sweden 1991 i was acctually 18 that time. dhererkeeyguna wuxuu ahaa like today 1.87 cm
marka ma isku dhiibi karin 10 years old.
waxaan isku qarxiyey iam 14 years old. waxaan dhahey waxaan dhashey 1976. dadeeyda rasmiga 4 years kaliya ayaan cuney.
walaahi waa magaca ilaaheey. after 18 years in sweden. meesha aan ka shaqeeyo. Gaalada waxay iigu yeeraan naaneeyn ah THE KID.(yariisoow) micnaha jilkeeyga ma yaro iam 75 kilo 1.87 dhererka.
markaan dhaho 1976 aan dhashey waa ay iga diidaan. aad ayey u yaabaan adiga sxb AFRIKAAN aa tahay geed hoostiis aa ku wada dhalateen da´daas waa ka yar tahay.
marka hadda qaxootinimo haddii aan mar labaad meel isk qarxinaayo waan dhihi karaa waxaan DHASHEY 1990.
waqtigaaas tahriib ayaaba ku soo jirey!

Tracy chapman`s songs ring old bells. 

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Tracy Chapman
lool dr sxb 4 sanao ka badan ayaad cuntay ee runta iska sheeg
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Tracy Chapman
Fast Car 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Tracy Chapman
no walaahi 1972 and 1976 waxaa u dhaxeeya 4.
laakiin haddii aan maanta is dhiibi lahaa waxaan cuni lahaa ugu yaraaan 15 years!
laakiin haddii aan maanta is dhiibi lahaa waxaan cuni lahaa ugu yaraaan 15 years!
Re: Tracy Chapman
D Yalaxow
War heedhe miyaadan xishoonen? 15 sano baan cuunaya kulaha
ruun ahanti somalida badankod da qalad ah beey ku joogan kali ariintas kuma tihid ninyahow.
Diyeesha
ninyahow adiga waxan ku moodi jiray dadkas jiro 24-28 ee isman lahayn waa raagi hotel curuba iyo hotel Guleed ka jazzi jiray 
War heedhe miyaadan xishoonen? 15 sano baan cuunaya kulaha

Diyeesha

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 852 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 28 Replies
- 1071 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 0 Replies
- 432 Views
-
Last post by barbados
-
- 7 Replies
- 717 Views
-
Last post by BlackVelvet