Whatever, dude.Sagaashan wrote:Firefly culumadu xaalkooda ugu danbeeyey adiga baa eeda iska laheyd oo su'aashii lagu wiidiiyaba isi suureyneysid. arinta aad sheeganeysay oo aheyd iima fiicnana waa tii ey ku xaliyeen in uu arintaas kas ula jeedin, marka aad su'aal wiidiisidna waa soo daahi karaa, shareecad islaamka arintaas waxna kama qabto. tii kale oo qabiilka ku saabsaneydna, kaftan iyo gaf bey ka aheyd, marka arintaas in aadan dhab u qaadan waatey ku taliyeen, maxaa jira. arintu xagaaga bey ka cakirantahaye, mee eedo cusub baa jira. garan laba qof kama farxisee, xaa quluubta iyo laabka ku sidataa
