Kolombo wrote:Allahu naxariisto, Ilaaheey wuu karaameeyay dying on his way to fajr, masha Allah.
allaha u nsxaristo,,nasiibkaas oo kale ilaahay hana siiyo
laakiin maalin dhaweyd masjid ayaa sheikh ka wacdinaayey wuxuuna ka hadlay dhibka ay leedahay qofka ku dhinta dhul gaalo,,wuxuu sheegay in cadaab lagu mutaysanaayo ku dhmashada dhul gaalo adiga oo haysan good reason to be there


