The_Emperior5 wrote:
Bantu waba dad aan la yassin markay Wadankooda taggaan. Somalida uun ba yasta
Laakin Nin midgaani dhashay

adeer ragga ma soo ag fadhisan karro.

sxb midgaan iyo adigu to 90% of dadka soomaliyeed shan daqiiqaad kala fogtihiin. if you notice in America, the only people who still hate black people are the poor, trailer trash white people.
Qof is hubo qof wax yaso maaha. Madhibaan waa dad soomaali ah oo muslim ah oo lagu xumeeyey professional skills baad leedihiin anaguna geelahaan wasna marka adigaa naga xun. waaba reverse psychology baa la ciyaaray maadama soomaalidi inta badan kuwa geelaha waso ku jiri jireen so they needed to boost their confidence.
everywhere in the world, waxaa dhisay oo civilizations ka dambeeyey dadka professional skills samaystay anaguna kan wax soo saaro ama technology isticmaala "tumaal" ayaan ku dhajin jiray.
Marka in my eyes wayba kaa fiican yihiin dadkaas Madhibaanka la yiraahdo, but for now ogow to to 90% of dadka soomaaliyeed midgaanka aad sheegeysid iyo adigu shan daqiiqaad kala fogtihiin marka that's why you are hating him, waxaad kula dagaalaysi inkastaan simanaahay to 90% dadka soomaaliyeed hadan waa inaan anigu kaa hor imaado
